TAYO Primary And Secondary School

TAYO Primary And Secondary School Iskuul tayadiisa saraayso.

๐ŸŽ’๐Ÿ“š ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น! HOYGA TAYO ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น waxaa farxad u ah inuu dhammaan bulshada la wadaago bilowga ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒโ€“...
20/08/2026

๐ŸŽ’๐Ÿ“š ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น!

HOYGA TAYO ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น waxaa farxad u ah inuu dhammaan bulshada la wadaago bilowga ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒโ€“๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ.

๐Ÿ“… ๐Ÿฎ๐Ÿต ๐—”๐˜‚๐—ด๐˜‚๐˜€๐˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€” waa maalinta uu si rasmi ah u bilaabanayo sanad dugsiyeedka cusub.

tayo School

Hambalyo waxaan farxada laqeybsaneynaa Ardayda Fasalka 12-aad ee Dugsiga HOYGA TAYO  oo dhamaantood   ka gudbay Imtixaan...
15/08/2026

Hambalyo waxaan farxada laqeybsaneynaa Ardayda Fasalka 12-aad ee Dugsiga HOYGA TAYO oo dhamaantood ka gudbay Imtixaanka Fasalka 12 ee wasaarada Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare
Waxaa muujiseen dadaal iyo karti waxaana idiin rajeyneynaa inaad halkiina kasii wadaan dadaalkiina waxbarasho

Hamablyo markale

Hambalyo Dhammaan ardeydayna  Fasalka  8aad oo dhammaan wada gudbay imtixaankii Fasalka 8aad uu qaaday Agsaasinka Waxbar...
09/08/2026

Hambalyo Dhammaan ardeydayna Fasalka 8aad oo dhammaan wada gudbay imtixaankii Fasalka 8aad uu qaaday Agsaasinka Waxbarashada Gobalka Benadir.

MUSTAQBALKA UBADKAAGU WUXUU KA BILAABMAA HAL GOโ€™AAN!โœจ HOYGA TAYO P.S.S waa meesha aqoontu ku kobocdo, kartidu ku horumar...
08/08/2026

MUSTAQBALKA UBADKAAGU WUXUU KA BILAABMAA HAL GOโ€™AAN!
โœจ HOYGA TAYO P.S.S waa meesha aqoontu ku kobocdo, kartidu ku horumarto, mustaqbalkuna ku dhismo.
๐ŸŽ“ Waxaan ubadkaaga u diyaarinaynaa:
๐Ÿ“š Waxbarasho Tayo Leh
๐ŸŒ Luuqado Kala Duwan
๐Ÿ’ป Xirfado Casri ah
๐Ÿ”ฌ Saynis & Teknoolojiyad
๐Ÿง  Aqoon & Faham
โญ Akhlaaq & Tarbiyad
๐ŸŽฏ Kalsooni & Kartida Ardayga
๐Ÿ”ฅ UBADKAAGA HA U DOORIN WAXBARASHO KELIYA โ€” U DOORO MUSTAQBAL!
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Waalidow, goโ€™aanka maanta aad qaadato wuxuu noqon karaa guusha ubadkaaga berri.
๐ŸŒŸ HOYGA TAYO P.S.S
โ€œAqoonta Maanta โ€ข Guusha Berri.โ€ ๐Ÿ†
๐Ÿ“ข DIIWAANGELINTU WAY SOCOTAA!
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta โ€” booska ubadkaaga xaqiiji!:0617001209

HAMBALYO FASALKA 4AAD! ๐ŸŽ‰๐Ÿ†๐Ÿ“š TARTAN AQOONEED Qaybta Khamiis & JimcoWaxaa tartan aqooneed oo xiiso badan ku dhex maray:๐Ÿฅ‰ Fa...
06/08/2026

HAMBALYO FASALKA 4AAD! ๐ŸŽ‰๐Ÿ†
๐Ÿ“š TARTAN AQOONEED Qaybta Khamiis & Jimco
Waxaa tartan aqooneed oo xiiso badan ku dhex maray:
๐Ÿฅ‰ Fasalka 3aad ๐Ÿ†š Fasalka 4aad ๐Ÿ†
๐ŸŽŠ GUUSHA WAXAY RAACDAY FASALKA 4AAD! ๐Ÿ†๐Ÿฅ‡
๐Ÿ‘ Hambalyo ardayda Fasalka 4aad oo muujiyay aqoon, dadaal, isku-duubni iyo karti.
๐ŸŒŸ Sidoo kale bogaadin ayaan u diraynaa Fasalka 3aad oo tartan wanaagsan soo bandhigay.
๐Ÿ“– Aqoontu waa awood! ๐Ÿ”ฅ Dadaalku waa furaha guusha!
๐Ÿ†๐ŸŽ“ Hambalyo Fasalka 4aad!

WELI WAY KA SOCOTAA! HA SEEGIN FURSADDAN! ๐Ÿ”ฅ๐ŸŽ“ WAXBARASHO TAYO LEH โ€” MUSTAQBAL IFAYA!Waalidow, haddii aad raadinayso meel ...
02/08/2026

WELI WAY KA SOCOTAA! HA SEEGIN FURSADDAN! ๐Ÿ”ฅ
๐ŸŽ“ WAXBARASHO TAYO LEH โ€” MUSTAQBAL IFAYA!
Waalidow, haddii aad raadinayso meel ilmahaaga lagu siiyo waxbarasho tayo leh, tarbiyo wanaagsan, anshax iyo jawi waxbarasho oo wanaagsan, fursaddu waa halkan! ๐ŸŒŸ
Ha sugin berri โ€” maanta ilmahaaga u samee goโ€™aanka saxda ah!
๐Ÿ“ž NALA SOO XIRIIR:
๐Ÿ”ฅ 0617001209
๐Ÿ† GUBTA + RAADEEL = WAXBARASHO TAYO LEH!
๐Ÿ“ข WAALIDOW, FURSADDA HA SEEGIN!
๐ŸŽ“ Maanta waxbaro โ€” berri guul ka gooso!

xarumaha kala duwan ee dugsiga waxaa sidoo kalle kasocda Koorso dugsiga hoose iyo dhexe
30/07/2026

xarumaha kala duwan ee dugsiga waxaa sidoo kalle kasocda Koorso dugsiga hoose iyo dhexe

"Isdiiwaangelintu way socotaa! Boosasku waa xaddidan yihiin. Isdiiwaangeli maanta
23/07/2026

"Isdiiwaangelintu way socotaa! Boosasku waa xaddidan yihiin. Isdiiwaangeli maanta

21/07/2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYO Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to TAYO Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category