JUMSA-Jamhuriya University Medical Students Association.

JUMSA-Jamhuriya University Medical Students Association.

Share

Waa page-ka rasmiga ah ee midowga ardayda kulliyada caafimadka ee Jaamacadda Jamhuriya.

12/05/2026

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š.

๐Ÿ๐Ÿ-๐๐š ๐Œ๐š๐ฒ Waa Maalinta Kalkaaliyeyaasha Adduunka ee ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐๐š๐ฒ waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan kalkaaliyeyaasha dadaalka iyo naxariista badan ee u taagan badbaadinta nolosha bulshada, khaasatan kalkaaliyaasha somaliyeed.
Waad ku mahadsan tihiin adeeggiinna qiimaha leh iyo samirka aad u hurtaan dadka bukaanka ah.

Happy ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ ๐Œ๐š๐ฒ๐Ÿ’‰๐Ÿฉบ

14/04/2026

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…

Waxaa si habsami leh u qabsoontay doorashada Guddoomiyaha ๐Ÿ๐Ÿ๐š๐š๐ Midowga Ardayda Caafimaadka ee ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ , taas oo ahayd doorasho qof iyo cod ah oo socotay muddo laba maalin ah (๐ˆ๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐ฅ๐š๐š๐๐จ). Doorashadan waxay muujisay hufnaan, wadajir iyo ka qaybgal firfircoon oo ay muujiyeen ardayda.

Natiijada doorashada ayaa ahayd:

Tirada guud ee codadka la dhiibtay: ๐Ÿ‘๐Ÿ“๐ŸŽ ๐œ๐จ๐
Tirada codadka Musharax ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฅ๐ข: ๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ‘ ๐œ๐จ๐
Tirada codadka Musharax ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐š๐ข๐ง : ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ ๐œ๐จ๐
Codadka halaabay ๐Ÿ• ๐œ๐จ๐.

Kadib natiijadan, waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฅ๐ข ay ku guuleysatay xilka Guddoomiyaha Midowga Ardayda Caafimaadka ee ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ .

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiyaha cusub, annagoo u rajeynayna guul, hogaamin wanaagsan iyo horumar ay gaarsiiso midowga ardayda. Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa dhammaan xubnaha guddiga doorashada ee ๐‰๐”๐Œ๐’๐€_dii h**e iyo ardayda ka qayb qaadatay doorashadan, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay hirgelinta geeddi socod dimuqraadi ah.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ Guddoomiyaha cusub.
#๐‰๐”๐Œ๐’๐€

12/04/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda Midowga Ardayda Caafimaadka in la qaban doono doorashada Guddoomiyaha Midowga Ardayda Caafimaadka ee ๐‰๐”๐Œ๐’๐€.
Arday walba waxa uu xaq uleeyahay inuu ucoddeeyo musharaxa uu u arko inuu istaahilo xilkaas.

Doorashadu waxay dhici doontaa maalmaha kala ah:
๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐€๐ฉ๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐ฅ๐š๐š๐๐š๐๐š ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐€๐ฉ๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Sidaas darteed, dhammaan ardayda waxaa laga codsanayaa inay si firfircoon uga qayb qaataan doorashada, si loo doorto hoggaan matala danaha ardayda.
Goobta doorashada waa Barxada weyn ee ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐Ž๐ง๐ž.

๐…๐†: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐ญ๐š ๐ˆ๐ƒ_๐ค๐š๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š.

Mahadsanidiin.

21/02/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐ˆ๐’๐Ÿ“ข

Dhamaan ardayda kulliyada cafimaadka waxaan ogeysiinaynaa inay nagu soo food_leedahay maalintii doorashada gudoomiyaha guud ee midowga Ardayda Cafimaadka ee ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Waxaan idinka codsanayaa la shaqayn iyo ka qayb qaadasho loo dhan yahay mahadsanidiin dhamaantiin

Photos from JUMSA-Jamhuriya University Medical Students Association.'s post 10/02/2026

Guddoomiyaha Kuliyadda Caafimaadka
Aweis hassan abdulle ayaa ka qeyb galay kulankii Midowga Ardayda Caafimaadka Jaamacadaha Soomaaliyeed ee (MACJAS), kaas oo si rasmi ah loogu ansixiyay is beddelka magaca ururka oo labaxay magaca somali Medical Students Association ( SOMSA )

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Somali Medical Students Association (SOMSA), annagoo u rajeyneyna guul, horumar iyo midnimo ay ku matalaan ardayda caafimaadka Soomaaliyeed.
Guul iyo hormar wacanโš•๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Jamhuriya University of Science and Technology's post 04/07/2025
Photos from JUMSA-Jamhuriya University Medical Students Association.'s post 04/07/2025

Waxaa si guul ah noogu qabsoomay seminaar ciwaankiisu ahaa โ€œ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐๐ž๐ž๐๐šโ€, oo si gaar ah diiradda u saarayay kaalinta muhiimka ah ee haweenka aqoonta leh ay ku leeyihiin horumarka, hoggaaminta, iyo sare u qaadista bulshada.
Seminaarka waxaa jeedisay Drs. ๐ˆ๐Ÿ๐ซ๐š๐ก ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก, oo ah aqoonyahanad caafimaad, kana mid ah macallimiinta Jaamacadda Jamhuriya University.

Photos from JUMSA-Jamhuriya University Medical Students Association.'s post 30/06/2025

Waxaa si guul ah noogu so dhamaaday kullankeeni ugu h**eeyay ee aan kaga qayb galnay tartanka ๐‰๐ฎ๐ฌ๐š ๐œ๐ฎ๐ฉ oo ay soo qaban qaabiyeen xakuumada guud ardayda jaamacada qaybteeda cayaaraha.
Kullankan oo aan isku wajahnay kooxda matalaysay Kulliyadda ๐„๐ง๐ , halkaas oo ay guushu ku raacday kooxdeena ๐Œ๐‡๐’.

Waxaan bogaadinayna kooxdeena matalaysa kulliyada Caafimaadka ee ๐Œ๐‡๐’ , waxaan leenahay ka maamul ahaan, ka xukuumad ahaan iyo ka arday ahaanba guuleyata kooxdena waxana no balana ciyaarta k**a dambaysta ah iyo hanashada koobka ๐‰๐ฎ๐ฌ๐š ๐œ๐ฎ๐ฉ.

Photos from JUMSA-Jamhuriya University Medical Students Association.'s post 11/06/2025

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…

Waxaa si nabad ah ku soo gaba_gaboobay tartankii xiisaha iyo xamaasada badnaa ee ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.
Tartankan waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha midowga guud ee ardayda jaamacada ๐„๐ง๐  ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐–๐š๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ
iyo dhamaan xubanaha midowga Kulliyadda Caafimaadka ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ .
Tartankan oo sanadkii hal Mar loo qabto fasalada kala duwan ee Kulliyadda Caafimaadka oo ayna so agaasimeen midowga sare ee ardayda Cafimaadka ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ ayaa ujeedkiisa ugu weyn uu yahay isdhexgalka iyo is aaminada ardayda dhexdooda.
Waxa k**a dambaystii koobka wada ciyaaray labada kooxood ee kala ah ๐๐‘ iyo ๐Œ๐‹๐’_๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ halkaas oo ay guushu ku raacday ๐Ÿ‘_๐ ๐จ๐จ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ_๐ ๐จ๐จ๐ฅ kooxda ๐๐‘ oo ahaa ku guulaystayasha koobka ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ ๐‚๐”๐ sanadkii saddexaad oo xiriira.
Waxaan nasiib iyo mahadcelin ujeedinaynaa dhamaan kooxihii iyo taagerayashii kasoo qayb galay tartankan la'aantoodna uusan dhici lahayn.

โ˜†๐๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐›๐š ๐ฐ๐š ๐›๐š๐ก๐๐ž๐ž๐ง, ๐š๐ซ๐š๐๐ฒ๐๐š ๐‚๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐ฐ๐š ๐ก๐š๐ฅ ๐›๐š๐ก.

08/06/2025

Waxaa galabta noo dhacday ciyaar ay wada dheleen labada kooxood ee kala ah ๐๐‘_๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐‡๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ.
Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiiso badnayd ayaa kusoo dhamaatay ๐Ÿ’_gool iyo waxba, halkaas oo ay guushu ku raacday kooxda ๐๐‘_๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ iskana xaadiriyay ciyaarta k**a dambaysta ee tartanka ๐‰๐”๐Œ๐’๐€ ๐‚๐”๐ oo ay wada dheeli donaan kooxda ๐Œ๐‹๐’_๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ.
Waxaan nasiib urajaynaynaa kooxda ๐๐‡๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ oo soo bandhigay ciyaar qurux badan.

Ciyaaruhu waa isdhexgalka iyo is_aaminada ardayda dhexdooda waxayna abuuraan jawiyo farxdaood oo nabadoon.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Digfeer Street, Hodan District
Mogadishu