Mohamed Lafoole

Mohamed Lafoole

Share

Golden Generation Academy (GGA) is an online learning academy that provides a highly updated education. GGA is your guide to effective teaching.

Subjects we teach are:
1) English
2) Accounting
3) Maths (Primary and secondary)

18/01/2019

Government branches and authorities (Laamaha iyo masuuliyiinta dowladda)
🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷🔷
1) President= Madaxweyne
2) Vice-president= Madaxweyne ku xigeen
3) Prime minister/Premier= Raysal wasaare
4) Deputy prime minister= Raysal wasaare ku xigeen
5) Minister= Wasiir
6) State minister= Wasiir dowle
7) Director= Agaasime
8) Mayor= Duqa magaalada
9) District commissioner= Gudoomiye degmo
10) Governor= Gudoomiye gobol
11) Ambassador= Safiir
12) Consul /Konsal/= Qunsul
13) Cabinet ministers= Golaha wasiirada
14) Commander= Taliye/Sarkaal
15) General attorney= Xeer ilaaliyaha guud
16) Prosecutor= Dacwad ooge
17) Official/Officials= Sarkaal/Saraakiil
18) Adviser/Counsellor= La taliye
19) Secretary= Xog haye
20) Legislative branch= Laanta sharci dejinta
21) Executive branch= Laanta Fulinta
22) Judicial branch= Laanta garsoorka
23) State government= Dowlad goboleed
24) Local government= Dowladda hoose
25) Emissaries= Ergo
26) Speaker of the parliament= Afhayeenka baarlamaanka
27) Deputy speaker of the parliament= ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka

WQ: Mohamed Ali Mohamed (Lafole)

06/01/2019

Words of Family names with Somali Meaning (Erayada Magacyada Qoyska oo wata micno Soomaali)
◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾◾
1) Grandparents= Waalidiintaa waalidkooda
2) Great grandfather= Awoowahaa aabihiis/Ayeeyadaa aabaheed (Abkoow)
3) Great grandmother= Awoowahaa hooyadiis/Ayeeyadaa hooyadeed (Abooto)
4) Grandfather= Awoowe
5) Grandmother= Ayeeyo
6) Grandchildren= Caruurtaada caruurtooda
7) Uncle= Adeer/Abti
8 ) Paternal uncle= Adeer
9) Maternal uncle= Abti
10) Aunt= Eedo/Habaryar
11) Paternal aunt= Eedo
12) Maternal aunt= Haabaryar
13) Parent= Waalid
14) Brother= Aboowe/Walaalkaa
15) Sister= Abaayo/Walaashaa
16) Siblings= Walaalo
17) Son= Wiilka aad dhashay
18) Daughter= Gabadha aad dhashay
19) Wife= Xaaskaada
20) Husband= Ninkaada
21) Nephew= Wiil abti/adeer/eedo/habaryar loo yahay
22) Niece= Gabar abti/adeer/eedo/habaryar loo yahay
23) Cousin= Ina abti/adeer/eedo/habaryar
24) Father-in-law= Sodogaa
25) Mother-in-law= Sodohdaa
26) Brother-in-law= Dumaashigaa
27) Sister-in-law= Dumaashidaa
28) Son-in-law= Wiilka Sodoga aad u tahay
29) Daughter-in-law= gabadha aad sodohda u tahay
30) Step-father= Ninka cusub ee hooyadaa qaba balse aan aabahaa aheyn
31) Step-mother= Naagta cusub uu aabahaa qabo balse aan hooyadaa aheyn
32) Step-son= Wiilka uu wato ninkaaga cusub/Wiilka ay wadato xaaskaada cusub balse aadan adiga dhalin
33) Step-daughter= Gabadha uu wato ninkaaga cusub/Gabadha ay wadato xaaskaada cusub balse aadan adiga dhalin
34) Half-brother= Aboowahaa/Walaalkaa aad isku aabo oo kaliya ama isku hooyo oo kaliya tihiin
35) Half-sister= Abaayadaa/Walaashaa aad isku aabo oo kaliya ama isku hooyo oo kaliya tihiin
36) Twins= Mataano
37) Firstborn= Curad

WQ: Mohamed Ali Mohamed (Lafole)

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu