Ifiye Academy

Ifiye Academy Ifiye Academy is educational organisation in somalia

                  Ifiye Academy  waxey bilaabeysaa course cusub oo lagu baran doona sida loo bilaabo online business.Cou...
16/04/2024



Ifiye Academy waxey bilaabeysaa course cusub oo lagu baran doona sida loo bilaabo online business.
Course-ka inta uu socda waxyaabaha aa baran doonta waxaa kamid ah
1. Sida chine alaab looga keena adigoo jooga somalia
2. Sida loo helo suppliers fiican iyo sida lagu kala garto kuwa saxda ah iyo kuwa aan saxda aheyn
3. Sida loo helo cargo wanaagsan oo chine kaaga soo qaada alaabta
4. Sida loogu iibiya social media-yaha alaabtii aad ka keentay chine iyo sida loogu sameeya posters qurux badan
F.G : course-ku waxa ku baran doonta si free ah hadii aad is diwan galiso bishan appril
Wixii faahfaahin dheeri nagala soo xiriir
whtsapp-ka : 61 6734759

Address

Mogadishu
00000

Telephone

+252616734759

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ifiye Academy:

Shortcuts

Share