16/09/2023
Aamiin ya rabi
waad igu darsan kartaa fikiradaada
16/09/2023
Aamiin ya rabi
24/09/2022
Education and training
Muhiimada ay leedahay aqoonta.
waa sheyga kaliya ay dadku ay ku horumarikaraan waxayna laga maar maan ay u tahay nolosha binu’aadamka, Ilahayna waxa uu qur’aankiisa ku yidhi “Marna ma sina qof aqoonle iyo qof aan aqoon laheyn.”
Hadii aynu dhinac kale ka eegno waxbarashadu waa shay aan looga maarmi Karin xagga nolosha, qofka waxbarta waxaad ka dariimi karta in aad uga muuq iyo macnoba duwan yahay ka aan waxba baran.
Waxaad ka dareemi kartaa xaalada miyiga dadka kunool waxaa waalidka caruurtiisa uu baraa ugu yaran sida wax loo tacbado ama xoolaha loo raaco, maxaa yeelay waxay cadaynaysaa qiimaha ay leedahay waxbarashadu nooc kasta oo ay tahay.
Qofka dhalinyarada ah wuxuu nolol sharaf leh oo farxad ay ku dheehan tahay heli karaa marka uu barto xirfad uu ku shaqaysan karo, faa’iidada ay waxbarashadu u leedahay qofka dhalinyarada ah ma aha mid lagu soo koobi karo qormo iyo laba toona, sidoo kale waxaan si fudud u sharixi karnaa si ay dhalinyaradu ay ufahmaan qiimaha ay leedahay aqoonta waxa ugu wayn ee ay waxbarashadu keeni karto in ay tahay horumar dhinac maskaxda ah oo ah runtii waxa ugu qaalisan ee uu qofku heli karo.
Aqoontu waxay dhistaa guri aan tiir lahayn jaahilnimada ama aqoondaridu waxay bur-burisaa guri sharaf iyo barwaaqo ay ku nool yihiin dadkiisa.
Ugu danbeentii aqoontu waa iftiin ama nuur jahligu waa mugdi, sidaa darteed aynu ku dadaalno in aynu kor u qaadno heerkeena waxbarasho si aynu u gaadho horumar adduun iyo mid aakhiroba.
QORAALKA. dawannews
Illh ha u naxariisto muslimiita ku geeriyaty shalay masiibadii shalay ka dhacdy kismaayo
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |