NIN WAYEEL AH AYAA WAXA UU IGULA DARDAARMAY DUMAR SADEX HAKU XULANIN π
1:Caqli
2:Geesinimo
3:Deeqsinimo
Maxa yeelay ayuu igu yiri.
-haday caqli badantahay geed tagi mayso oo garta goyn maysee adigey kugula xisaabtami π
-Haday geesiyad tahayna intay qori qaadato dagaal gali maysee adigey madaxa ku qaadi hhhhhπ
-Haday deeqsiyad tahayna hanti ay soo shaqaysay bixin maysee wixii aad guriga usoo dhigtay bay qaybini oo ay ebar ka dhigi πππ
HHHH ODAYGU Malaha wuxuu ahaa oday doonaayo in la ii dhalo caruur, bakhaylo, fulayo, iyo doqomo ah ayuu ahaa hhhhhππ
Iga tag dhehβοΈ
HassanNuur
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HassanNuur, Educational consultant, Mogadishu.
24/12/2023
Waa iib nuucan iyo nuucyo kalo badan
π₯π₯π₯
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu