11/08/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH
Ma doonaysaa in ilmahaagu helo waxbarasho tayo leh, anshax wanaagsan iyo aqoon dhisan?
Ku soo biir Hirgal primary and Secondary School , oo ah dugsi ku dadaalaya kobcinta aqoonta, anshaxa iyo mustaqbalka ardayda.
π FASALADA LA QABANAYO:
Pre-Primary.
Primary.
Secondary.
π Xarunta iskuulka: Degmada Hawlwadaag, gaar ahaan Xaafadda Baar-Ubax
π Taleefannada lagala xiriirayo:
0619784406 / 619777371
π Hirgal ugu imaw β Tayo, Anshax iyo Aqoon!
Ku soo biir dugsigaaga, dhis mustaqbalkaaga.