Midowga ardayda jaamacadda caalamiga ee Pan African - MAJPA

Midowga ardayda jaamacadda caalamiga ee Pan African - MAJPA MAJPA

08/01/2025
INNAALILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN.Madaxweeynaha MAJPA , madaxweeyne ku xigeenadda, xoghaya, golaha fulinta midowga iy...
20/07/2024

INNAALILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN.

Madaxweeynaha MAJPA , madaxweeyne ku xigeenadda, xoghaya, golaha fulinta midowga iyo dhamaan Ardayda Jaamacadda caalamiga ee pan african waxay ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid Caalimkii Weynaa Sh Cisman Sh Cumar Sheikh Daauud (Sh Cisman Xidig).

Sh Cismaan Xidig ayaa ah caalim door-weeyn ka qaatay fidinta diinta islaamka.

Waxaan Alle ugu baryeynaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyoodayne Samir iyo iimaan Alle ka siyo.

اللهم اغفر له وارحمه.
Rabbiyoow Jannadaada ku arsaaq.

Jimco wanaagsan dhamaan muslimiinta gaar ahaan Midowga ardayda jaamacadda caalamiga ee Pan African - MAJPA iyo PAIU fami...
31/05/2024

Jimco wanaagsan dhamaan muslimiinta gaar ahaan Midowga ardayda jaamacadda caalamiga ee Pan African - MAJPA iyo PAIU family.

Address

Abdiqaasin Street, Taleex, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga ardayda jaamacadda caalamiga ee Pan African - MAJPA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share