Khulafa' U Rashidin Primary and Secondary School

Khulafa' U Rashidin Primary and Secondary School Khulafa'U Rashidin primary and secondary school
wuxuu ka tirsan yahey Dallada waxabarashada Ahliga

28/07/2022

Massha allaah hambalyo

28/07/2022

Hambalyo
Waxaan u hambalyeenayaa Dhaammaan Ardayda Dugsiga khulafa'U Rashidin primary and secondary school oo dhammantooda ka gudbay imtixaanka dhexe
Ee 2021-2022

CIID MUBAARAKDhammaan ummadda islaamka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan la wadaag...
08/07/2022

CIID MUBAARAK

Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan la wadaageynaa munaasabadda eidda carrafo waxaan Alle ka baryeynaa inuu acmaashii aan so sameynay naga aqbalo dadkeyna iyo dalkeynana barwaaqo u horseedo, ciidaan ciideeda rabi hanagu gaarsiiyo barwaaqo iyo nabad.

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiga sare.Taariikh 18 bisha Juun ayaa loo fariisan doonaa insh ...
05/06/2022

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiga sare.

Taariikh 18 bisha Juun ayaa loo fariisan doonaa insh allah guul ban idin rajeynayaa reer khulafa'U Rashidin primary and secondary school

Qaar ka mid ah ardeyda
04/06/2022

Qaar ka mid ah ardeyda

30/05/2022

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2021-2022.
Guuleeysta dhammaantiin

Address

Isgoyska Ex-koontorool Balcad Dhanka Bari
Mogadishu
HAAMASHAALLAH

Telephone

+252619003019

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khulafa' U Rashidin Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Khulafa' U Rashidin Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category