Al-Nasri Primary and Secondary School

Al-Nasri Primary and Secondary School

Share

AL-nasri school Waxa uu utaaganyahay in uu bulshada ka haqabtiro wax barasho tayo leh Isla Markaana aay dalka kusoo kordhiyaan fikrada csub oo la mahdiyo

22/08/2026

Barito iyo natiijada imtixaanka finalka

Nasiib wacan
Al-Nasri Primary and Secondary School

21/08/2026

2maalin ka hartay natiijada imtixaanka

Nasiib wacan

20/08/2026

Goor dhow filo

Natiijada imtixaanka sanad dugsiyeedka 2025-2026 waxaa la shaacin doonaa maalinta axada ee 23-Aug-2026

Nasiib wacan

18/08/2026

Hambalyo gabadheena Umul-qeyr (Arbaca)

16/08/2026

Fast editing 10/..?

15/08/2026

Hambalyo dhamaan ardaydeena
Guusha aad gaarteen
Al-Nasri Primary and Secondary School

09/08/2026

Hambalyo
Waxaan hambalyo leenahay dhammaan ardaydeena oo ka gudbay imtixaankii shahaadiga ee fasalka 8aad

Sidoo kale waxaan hambalyo leenahay 3da arday ee ugu sareeso iskuulka
1. Sowdo Maxamed
2. Samiira Cabdi
3. Cali Bashiir

Markale hambalyo guulo fara badan idiin rajeenaynaa

Al-Nasri Primary and Secondary School

09/08/2026

๐Ÿ† ARDAYADDA UGU SARREYSA๐Ÿ†

Hambalyo iyo bogaadin diirran! ๐ŸŒŸ

Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa Samiira Cabdi Daahir Iidoow, ardayad ka tirsan Dugsiga Al-Nasri Primary and Secondary School, oo ku guuleysatay natiijo aad u wanaagsan, kuna gaartay Celcelis A-.

๐Ÿ“š Dadaalkaaga, edebtaada, iyo joogteynta waxbarashadaada ayaa maanta kuu horseeday guushan qiimaha badan. Waxaad tusaale wanaagsan u tahay ardayda kale, waxaadna muujisay in dadaal + anshax + aqoon = guul.

Samiira, guushan maanta waa bilowga guulo waaweyn oo mustaqbalka kuu yaalla.
๐ŸŒŸ Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon badan iyo guulo aan dhammaan!

AL-NASRI PRIMARY & SECONDARY SCHOOL
โ€œCilmi, Anshax iyo Mustaqbal Wacan.โ€

09/08/2026

๐ŸŽ“ HAMBALYO ๐ŸŽ“
Hambalyo diiran, Sowda Maxamed Axemd Cigale! ๐ŸŒŸ
Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa guushaada waxbarasho iyo dadaalka aad muujisay. Waxaad gaartay natiijo aad u wanaagsan oo muujinaysa dadaal, adkaysi iyo karti.
Al-Nasri Primary & Secondary School waxay kugu faanaysaa guushan aad gaartay. Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon badan iyo guulo ka sii waaweyn.
โ€œDadaalkaaga maanta waa guushaada berri.โ€
๐ŸŒน Hambalyo mar kale, Sowda!
Ku hammiy, ku dhiirigeli, ku guuleyso! ๐Ÿ†๐ŸŽ“
AL-NASRI PRIMARY & SECONDARY SCHOOL

04/08/2026

Maalinta Axada iyo Natiijada fasalka 8aad

Dhamaan ardayda waxaan urajeenaynaa guul

Al-Nasri Primary and Secondary School

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Barwaaqo Deyniile Muqadisho
Mogadishu