Waxbarasho Dibadda Ah - Study Abroad

Waxbarasho Dibadda Ah - Study Abroad

Share

INTERNATIONAL STUDY ABROAD CENTER

***
XARUNTA DHEXE EE WAXBARASHADA DIBADDA.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

XARUNTA DHEXE EE WAXBARASHADA DIBADDA

Xarunta Dhexe Ee Waxbarashada Dibadda waxa ey u adeegtaa dhammaan bahda jecel iney kusoo wadbartan dalka dibaddiisa.

Xarunta waxa ey hoos tagtaa Shirkadda Caalamiga ah Ee Talabixinta Tacliinta Sare iyo Caafimaadka oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan iEHS Inc. ahna shirkad ka hool gasho dalalka Africa oo dhan.

Xarunta waxa ey xafiis ku leedahay magaalooyinka Soomaaliya MOGADISHU, JOWHAR, GAROOWE iyo KISMAAYO, sidoo kale waxa ey farac madaxbannaan ku leedahay Magaalada HARGEYSA ee Somaliland.

waxa aad kala soo xariiri kartaa WhatsApp No.: +252 61 5 53 54 00 ama Email: [email protected]

Location

Products

STUDY ABROAD SERVICES, SCHOLARSHIP

Telephone

Address


IEHS Inc.
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00