Qaalib Institute of Learning - Qil

Qaalib Institute of Learning - Qil

Share

Grow Your Accounting Skills With Us Waxan heynaa dalal badan:
1. Poland shaqo $5000
2. Poland Waxbarasho $6500
3. Canada Waxbarasho $15,000
4. Uganda $230
6.

Belarus Waxbarasho $6500
5. Kenya $270
7. Russia $5000
8. Qubrus $3500
9. India $750
10. Malaysia $500
11. Romania $7500
12. Spain $7500
13. Masar $1750
14. Uk dalxiis $15,000
15. Turkey dalxiis $3200

26/05/2026


Ilaahay hainaga aqbalo soonka carafo.
Ciidan ciideedana nabad ilaahay hanagu gaarsiiyo.

21/05/2026

𝑱𝑶𝑩 𝑲𝑬𝒀 𝑻𝑹𝑨𝑰𝑵𝑰𝑵𝑮 (𝑱𝑲𝑻)

𝑱𝑲𝑻 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒂𝒉𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒂𝒅𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒏𝒂 𝒕𝒂𝒃𝒂𝒃𝒂𝒓 𝒍𝒐𝒐𝒈𝒖 𝒕𝒂𝒍𝒂 𝒈𝒂𝒍𝒂𝒚 𝒊𝒏 𝒍𝒂𝒈𝒖 𝒉𝒐𝒓𝒖𝒎𝒂𝒓𝒊𝒚𝒐 𝒙𝒊𝒓𝒂𝒇𝒂𝒅𝒅𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒂𝒂𝒃𝒊𝒚𝒆-𝒚𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂 𝒌𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒒ay𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒏𝒐𝒐𝒄𝒚𝒂𝒅𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒅𝒖𝒘𝒂𝒏 𝒆𝒆 𝒈𝒂𝒏𝒂𝒄𝒔𝒊𝒈𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝑵𝑮𝑶-𝒚𝒂𝒅𝒂.

𝑬𝒏𝒈.𝑸𝒂𝒂𝒍𝒊𝒃 𝙤𝙤 𝙖𝙝 𝙠𝙝𝙖𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪 𝙩𝙖𝙠𝙝𝙖𝙨𝙪𝙨𝙖𝙮 𝙢𝙖𝙖𝙢𝙪𝙡𝙠𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙞𝙙𝙞𝙣 𝙨𝙞𝙞𝙣𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙩𝙖𝙗𝙖𝙗𝙖𝙧 𝙠𝙪 𝙨𝙖𝙖𝙗𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙖𝙢𝙪𝙡𝙠𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙢𝙖𝙖𝙧𝙚𝙮𝙣𝙩𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖𝙙𝙙𝙖.

𝑿𝒊𝒔𝒂𝒂𝒃𝒊𝒚𝒆: 𝑺𝒊 𝒂𝒂𝒅 𝒖 𝒉𝒐𝒓𝒖𝒎𝒂𝒓𝒊𝒔𝒐 𝒙𝒊𝒓𝒇𝒂𝒅d𝒂𝒂𝒅𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒐
𝑫𝒉𝒂𝒎𝒎𝒂𝒂𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒅𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏𝒌𝒂𝒏 hoos ku xusan 𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒐 𝒘𝒂𝒌𝒉𝒕𝒊 𝒌𝒐𝒐𝒃𝒂𝒏:
1-𝑸𝒖𝒊𝒄𝒌𝒃𝒐𝒐𝒌𝒔 𝑬𝒏𝒕𝒆𝒓𝒑𝒓𝒊𝒔𝒆
2-𝑷𝒆𝒂𝒄𝒉𝒕𝒓𝒆𝒆 𝑨𝒄𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈
3-𝑬𝒙𝒄𝒆𝒍 𝑨𝒄𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈
4-𝑭𝒊𝒏𝒂𝒏𝒄𝒊𝒂𝒍 𝑨𝒄𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈 (𝑩𝒂𝒔𝒊𝒄)
5-𝑨𝒅𝒗𝒂𝒏𝒄𝒆𝒅 𝑭𝒊𝒏𝒂𝒏𝒄𝒊𝒂𝒍 𝑨𝒄𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈
6-𝑷𝒓𝒊𝒏𝒄𝒊𝒑𝒍𝒆𝒔 𝒐𝒇 𝑨𝒖𝒅𝒊𝒕𝒊𝒏𝒈
7-𝑰𝒏𝒇𝒐𝒓𝒎𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏 𝑺𝒚𝒔𝒕𝒆𝒎 𝑨𝒖𝒅𝒊𝒕𝒊𝒏𝒈 (𝑰𝑺 𝑨𝒖𝒅𝒊𝒕𝒊𝒏𝒈)
8-𝑭𝒐𝒓𝒆𝒏𝒔𝒊𝒄 𝑨𝒄𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈 𝒂𝒏𝒅 𝑭𝒓𝒂𝒖𝒅 𝑬𝒙𝒂𝒎𝒊𝒏𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏.

F.G: 𝗧𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮𝘆𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗸o𝗼𝗯𝗮𝗻

Nagalasoo xidhiidh Whatsapp 63 8250870.

29/05/2025


Waxaa kuu diyaar ah visa lahubo oo dalxiis ah dalka waxay kugusoo baxeysaa mudo bil ah waa degdeg hadii aanad horey uxareysan Turkey kana wayntahay 25jir lasoo xidhiidh Whatsapp 63 4485468

NB: bank statement looma baahna.

28/02/2025

06/02/2025


Waxaa diyaar ah visaha cumrada ramadanka.
Mid Ramadan oo dhan ah iyo mid half ahba.
Qofkii ubaahan waa full package.
Lasoo xidhiidh Whatsapp 63 4485468

02/01/2025


Waxaa kuu diyaar ah visaha dalka Japan oo dalxiis ah.
Visaha waxad tagaysaa dalka kenya si lagu siiyo visa sticker ah.
Japan waa dal dalxiiska kuwanaagsan oo loo dalxiis tago maadaama technology aad ugu hormarsantahay.
Passport Kenyan qofkii heystan fursada visaha uu kuhelayo waa 99%.
Lasoo xidhiidh Whatsapp 61 9979922

02/01/2025


Dowlada China waxey marwaliba caawisaa ardayda soomaliyeed waxaa jira arday badan oo hada waxkabarta dalkas iyo kuwo hada usocdaba.
Waxaa kuu diyaar ah visaha ey bixiso dowlada China oo free wax kubarandoontid waliba lacag jeebgashi ay kusiineyso dowlada China.
Waxaan kaa caawineena sidaad kuhelilahayd deeqdas waxbarasho.
Lasoo xidhiidh Whatsapp 63 4485468

29/09/2024


Waxan kuu heyna visaha dalka si degdeg ah waliba
Waxan kuso saarikarnaa caruur iyo waayel iyo any passport.
Qofkii daneenaya waqtiga kooban kafaideyso
Lasoo xidhiidh Whatsapp 63 4485468

29/07/2024


Waxaa sihabsamileh usocota soo saarista visaha dalka .
Waxan kuu heynaa visa dalxiis oo shuruuda statement aan anaga xalineeno.
Qofkii daneenaya dalkan inuu aado lasoo xidhiidh Whatsapp 63 4485468

29/07/2024


Waxaa discount fiican kusameenay visayaasha Kala ah:
1. Kenya $90
2. Uganda $145
3. Masar $400 masar waxbarasho $800
4. Malaysia $350
5. Ivorycoast $650
6. Tanzania $650
7. India caafimad $700
8. Angola $1800
9. Mauritania $750
10. South Africa $6500
Qofkii daneenaya qiimadhimista waa 10days kafaideyso laso xidhiidh Whatsapp 63 4485468

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Omar Hashi Building, Road1
Mogadishu