Dufcadda 1aad
9 xirfadda nolosha ee aan dhalinyarada ka maarmin
KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta
Horumariyaha Bulshada
KOBAC waxa uu ku dadaalayaa una soo jeedaa sidii ummadda soomaaliyeed oo muddo ka dib dhacday filkeeda u horumarin lahaa, u tababari lahaa, talooyin u siin lahaa.
Todobaadka booqashada xarumaha xirfadaha
Booqashada ( 18 )
Kaamil baarista Academy
Todobaadka booqashada xarumaha xirfadaha
Booqashada mkeni design sc
21/07/2026
🎓 Bandhigga Kobac Expo 2026 wuu soo socdaa!
Bandhigga 8aad ee waxbarashada, caafimaadka, ganacsiga iyo xirfadaha ayaa si rasmi ah ugu dhici doona magaalada Muqdisho bisha September 2026.
➡️ Fursado waxbarasho
➡️ Lakulanka xarumo waxbarasho.
➡️ Tababaro xirfadeed
➡️ Hagitaan waxbarasho iyo mid shaqo.
La soco! Wax cusub ayaa soo socda!
📍 Muqdisho, Soomaaliya
📅 September 2026
18/07/2026
Waan soo soconaa
Si kooban u fiirso shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha sannadka 7aad oo guul ku dhamaaday.
14/07/2026
Muqdisho, 14 Luulyo 2026 – Maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Nova Hall Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelinta, tababarrada xirfadeed, iyo la-talinta ku saabsan hababka casriga ah ee adeeg bixinta.
Shirkan waxaa ka qeyb galaya madaxda iyo masuuliyiinta loo idmaday adeegga macaamiisha ee hay'adaha kala duwan, iyadoo ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo wada-shaqeynta, isla xisaabtanka, iyo horumarinta habraacyada lagu maareeyo adeegyada iyo xisaabaadka macaamiisha
14/07/2026
Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelin, tababar, iyo la-talin xirfadeed. Waxaa ka soo qeyb galaya madaxda loo idmaday Adeegga macaamiisha si loogu abuuro isla xisaabtan ama in xisaabta macaamiisha loo xiro sida xisaabta loo xiro.
Ka qeyb galayaasha waxaa ka mid ah Ancaam Meat Company
Faahfaahin 61 5821111
13/07/2026
Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelin, tababar, iyo la-talin xirfadeed. Waxaa ka soo qeyb galaya madaxda loo idmaday Adeegga macaamiisha si loogu abuuro isla xisaabtan ama in xisaabta macaamiisha loo xiro sida xisaabta loo xiro.
Ka qeyb galayaasha waxaa ka mid ah Xannaanada Zamdi
Faahfaahin 61 5821111
13/07/2026
Shirweynaha Hormarinta Adeegga Macaamiisha waxa diiradda lagu saarayaa horumarinta tayada adeegga macaamiisha, wacyigelin, tababar, iyo la-talin xirfadeed. Waxaa ka soo qeyb galaya madaxda loo idmaday Adeegga macaamiisha si loogu abuuro isla xisaabtan ama in xisaabta macaamiisha loo xiro sida xisaabta loo xiro.
Ka qeyb galayaasha waxaa ka mid ah taran hospital
Faahfaahin 61 5821111
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu