29/03/2026
Waxaa si habsami leh uga socda maalinta saddexaad xarrunta dhexe ee dugisga imtixaan bileedka 2aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.
Waxaan dhammaan ardayda ka qayb qaadaneysa u rajeeneynaa natiijo fiican oo ay ku farxaan.
Waxaan sidoo kale Alle ka rajeeneynaa in uu nabad noogu soo dhameeyo imtixaanka.
Nasiib wacan!
"Hadafkeennu waa horumarinta iyo haqabtirka baahiyaha waxbarashada ee bulshadda"
Aaran primary and secondary school
21/12/2025