Aaran primary and secondary school

Aaran primary and secondary school Aaran is a charity organisation that serves in a private education to educate the marginalised communities in southern and central Somalia.

Waxaa si habsami leh uga socda maalinta saddexaad xarrunta dhexe ee dugisga   imtixaan bileedka 2aad ee sannad dugsiyeed...
29/03/2026

Waxaa si habsami leh uga socda maalinta saddexaad xarrunta dhexe ee dugisga imtixaan bileedka 2aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Waxaan dhammaan ardayda ka qayb qaadaneysa u rajeeneynaa natiijo fiican oo ay ku farxaan.

Waxaan sidoo kale Alle ka rajeeneynaa in uu nabad noogu soo dhameeyo imtixaanka.

Nasiib wacan!

"Hadafkeennu waa horumarinta iyo haqabtirka baahiyaha waxbarashada ee bulshadda"

Aaran primary and secondary school

Ogeysiis Muhiim Dhammaan waalidiinta, macalimiinta,  ardeyda iyo guud ahaan bahda Aaran primary and secondary school  wa...
21/12/2025

Ogeysiis Muhiim
Dhammaan waalidiinta, macalimiinta, ardeyda iyo guud ahaan bahda Aaran primary and secondary school waxaa lagu wargelinayaa in iskuulku fasax yahay laga bilaabo 21-------26/12/2025.
Waxaan daraasadda dib loo bilaabi doonaa sabti taariikh 27/12/2025 Aaran primary and secondary school

26/11/2025

Waa kelimadii ustaad Cabdulqaadir Maxamuud Cabdi Xafladda xuska maalinta macalinka soomaaliyeed

25/11/2025

Waa kelimaddi ustaad Cabdullahi Nuur Cabdulqadir oo ka mid ah macalimiinta Dugsiga Aaran primary and secondary school Xuska Maalinta Macalinka soomaaliyeed

25/11/2025

Naciimo Sharma'arke waxay ka mid tahay Ardayda wax ka barata Dugsiga Aaran primary and secondary school Xafladda xuska Maalinta Macalinka soomaaliyeed

25/11/2025

Abdihakim Adan Mahamed waxa uu ka mid mas'uuliyiintii ka soo qeybgashay Xafladda xuska maalinta macalinka soomaaliyeed isagoo ka mid ahaa Ardaydii ka aflaxdey Dugsiga Aaran primary and secondary school

24/11/2025

Aflax Cabdicaziiz Maxamuud (Ustaadka), waxa ay ka mid tahay ardayda dhigata Dugsiga Aaran primary and secondary school waxa ayna hees kaga qayb gashay xuska maalinta Macallinka Soomaayeed

24/11/2025

Asmo Muxudiin Xasan waa mid ka mid Ardayda wax ka barata Dugsiga Aaran primary and secondary school iyo Xuska maalinka macalinka soomaaliyeed

23/11/2025

Waa kelimaddii ustaad Maxamed Daa'uud Maaxamed

23/11/2025

Waa kelimaddii ustaad Hon Cabdirahmaan Alle Ubaahane ee xuska maalinta macalinka soomaaliyeed oo ay soo qababan qaabiyeen Ardayda Dugsiga Aaran primary and secondary school

22/11/2025

Address

Jidka Soddonka, Quracley
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aaran primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aaran primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category