Bonshow Primary School

Bonshow Primary School Bonshow School Waa Iskuul Kamid ah Iskuulada Ku yaala Degmada Afgooye

Dhammaan howl wadeennada Bonshow Iskuul ee isugu jira maamul, macalimiin, arday, iyo waalidiin, waxa ay hambalyo u diray...
21/11/2023

Dhammaan howl wadeennada Bonshow Iskuul ee isugu jira maamul, macalimiin, arday, iyo waalidiin, waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan macalimiinta soomaaliyeed ee u taagan barbaarinta iyo waxbaridda ubadka soomaaliyeed. Hambalyo Hambalyo Maalinta Macalimmiinta Soomaaliyeed 21-November 2023.
Happy Teacher day.

Dhammaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda ee dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Bonshow waxa ay halkaan hambalyo iyo bog...
11/08/2023

Dhammaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda ee dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Bonshow waxa ay halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan dhamaan ardyda fasalka 8aad ee ka gudbay imtixaanka shahaadiga ah ee wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee KGS ay qaaday waxaan idin leenahay hambalyo hambalyo.
Dadaalkiina meesha ka sii wada.
Ardaydeena waxaan u rajaynaynaa guul iyo mustaqbal wanaagsan.
Bonshow Iskuul_ iyo toosnaanta

Dhammaan bahda Bonshow waxay halkaan hampalyo ugu dirayaan ustaad Cabdulqaadir Nuur Siidow oo heerkiisa koopaad ee jaamc...
23/10/2021

Dhammaan bahda Bonshow waxay halkaan hampalyo ugu dirayaan ustaad Cabdulqaadir Nuur Siidow oo heerkiisa koopaad ee jaamcada soo gaba gabeeyay Allah ha kugu anfaco cilmiga aad baratay , waxaan kuu rajeyneynaa guul insha Allah.
Waxaan ku leenahay h**e u soco.
Hambalyo 🎓hambalyo 🎓 hambalyo.

Maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku astaysantahay : 22 / 5 / 2021 xarunta dugsiga Bonshow waxaa ka bilaawday imtixaank...
22/05/2021

Maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku astaysantahay : 22 / 5 / 2021 xarunta dugsiga Bonshow waxaa ka bilaawday imtixaanka k**a dambeyska ( final exam ) ee sannad dugsiyeedka : 2020 - 2021.
Dhammaan ardeyda u fariisatay waxaan u rajeyneynaa guul.
.

إنا لله وإنا إليه راجعونMaamulka , howl-wadeenada , macalimiinta , ardeyda iskuulka Bonshow waxa ay tacsi tiiraanyo leh ...
09/04/2021

إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka , howl-wadeenada , macalimiinta , ardeyda iskuulka Bonshow waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay cadnaan maadey maaxi oo ka mid ahaa ardeyda dhigata iskuulka Bonshow maanta ay tarkhdu tahay: 9/4/2021 ku geeriyoday degmada afgooye samir iyo iimaan Alle haka siiyo ehelkii , qaraabadii uu ka tagay.
Alle haka dhigo.

إنا لله وإنا إليه راجعونMaamulka , howl-wadeenada , macalimiinta , ardeyda iskuulka Bonshow waxa ay tacsi tiiraanyo leh ...
07/04/2021

إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka , howl-wadeenada , macalimiinta , ardeyda iskuulka Bonshow waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada ay ka baxday Faaizo maxmuud cali maxaad oo ka mid eheed ardeyda dhigata iskuulka Bonshow oo maanta oo tarkhdu tahay: 7/4/2021 ku geeriyootay degmada afgooye samir iyo iimaan alle haka siiyo ehelkii , qaraabadii iyo welibo asxaabtii ay ka tagtay.

it's the second day of mid term Exam at bonshow school GOOD LUCK INSHAA ALLAH
15/12/2019

it's the second day of mid term Exam at bonshow school
GOOD LUCK INSHAA ALLAH

07/11/2017

Asc all friends its part of the studen's welcome and enjoyable watching

Address

Afgooye
Mogadishu

Telephone

618339166

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bonshow Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category