22/03/2026
๐๐: ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐-๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ 2-๐๐๐
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax in Imtixaanka Bileedka 2-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025โ2026 uu si rasmi ah u bilaaban doono maalinta Arbacada, taariikhdu tahay 25-03-2026 oo ku beegan 06-10-1447H.
Imtixaanku waxa uu soo dhammaan doonaa maalinta Arbacada, taariikhdu tahay 01-04-2026 oo ku beegan 13-10-1447H.
๐
.๐:
Ardayda gelinka dambe (Galab) ee laamaha Raadeerka iyo Xararyaale waxa uu bilaabanayaa Arbacada 25/03/2026
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐:
โค Arday kasta waa inuu ogaadaa in labada maado ee maalintii la gelayo si wadajir ah loo qaadayo.
โค Arday aan wadan labiska rasmiga ah (Uniform) looma oggolaan doono inuu galo imtixaanka.
โค Lama oggola in ardaygu soo qaato telefoon casri ah (Smart Phone).
โค Arday kasta waa inuu yimaadaa goobta imtixaanka ugu yaraan 15 daqiiqo ka hor waqtiga.
โค Ardayga soo daaha lama oggolaan doono inuu galo imtixaanka marka uu dhaafo waqtiga loo cayimay.
โค Arday kasta waa inuu wataa qalinkiisa, masax iyo agabka kale ee uu u baahan yahay.
โค Waa in si nadiif ah oo habaysan loo qoraa jawaabaha.
โค Ardaygu waa inuu si sax ah u buuxiyaa xogtiisa (Magac, Fasalka iwm).
โค Lama oggola in wax laga qoro meel ka baxsan warqadda imtixaanka.
โค Marka waqtigu dhammaado, ardaygu waa inuu si degdeg ah u gudbiyaa warqadda..
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง
๐๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐
๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง ๐๐ก, Fadlan kala xiriir:
Email: E.me/[email protected]
Facebook: AL-NAJAH PRIMARY & SECONDARY SCHOOL
Messenger: m.me/Alnajahschool2009
Whats App: wa.me/612266647
Tiktok: Tiktok.me/al.najahschool_2009
Tel: Tel.me/252615930995/615191931/615523209
๐๐๐ ๐๐จ๐ฒ๐ ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐, ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช๐๐ & ๐๐ข๐ฒ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐งk๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐จ.
tiktok.com/.najahschool_2009