Micraaj Primary And Secondary School

Micraaj Primary And Secondary School Micraaj Primary & secondary school Waa Hoyga WaxbarashadUmmada Soomaliyed Iyo la dagaalamka Jahliga.

18/08/2025

Dugsiga Micraaj ayaa u soo gudbay wareegga 16-aad ee tartanka kubadda cagta ee dugsiyada Gobolka Banaadir, kadib markii ay dhiggooda Al-RACDA kaga badiyeen 2-0.

Hambalyo bahda Micraaj.

SAWIRRO:- Munaasabadda Dhiiri-gelinta Xulka Ciyaartoyda Dugsiyadda Micraaj
05/08/2025

SAWIRRO:- Munaasabadda Dhiiri-gelinta Xulka Ciyaartoyda Dugsiyadda Micraaj

05/08/2025

Waa kulan isugu jiro bogaadin iyo casho sharaf loo sameeyay xulka ciyaartoyda dugsiga Micraaj, ujeedkiisuna ahaa in lagu dhiiri-geliyo guushii ay soo gaareen kulankii h**e iyo kulanka berrito dhici doono.

31/07/2025

Goor dhow filo:
Shaacinta natiijada imtixaanka sanad-dugsiyeedka 2024/2025

Dhammaan ardayda dugsiyada Hoose, Dhexe, iyo Sare ee Micraaj waxaa lagu wargelinayaa in goor dhow la shaacin doono natiijada imtixaanka sanad-waxbarasheedkii 2024/2025.

Nasiib wacan dhammaan ardayda dugsiyada Micraaj

30/07/2025

*Ogeysiis ogeysiis ogeysiis*

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan macallimiinta shaqo doonka ah in iskuulka Micraaj primary and secondary school u baahanyahay macallimiin dhigi karta maadooyinka soo socda.

1. Taariikh iyo Juqraafi
2. Biology

SHURUUDAHA:-
1) Inuu shahaado jaamcadeed haysto.
2) Inuu barahu leeyahay khibrad shaqo 2-3 sano ah.
3) In uu daganyahay dagmada Hodan, Gaar ahaan xaafada Albarako u dhow laanta degmada Hodan.
4) In uu diyaar u yahay in uu maro imtixaan tijaabo ah
5) In uu shaqayn karo full-time ( 5 beri)
6) xilliga shaqadaan waa gelinka h**e ( subax)

Fadlan Ku dir Cv-gaaga iyo copy shahaadooyinkaada

*Tell:0619797969/0612465788

Deadline:01-Aug-2025 ilaa 06-Aug-2025

FG:- Iskuulka waxa uu ku yaalla Degmada Hodan, xaafada Albarako u dhow laanta degmada Hodan.

Mahadsanidiin.

HAMBALYO DHAMMAAN BAHDA MICRAAJ
25/07/2025

HAMBALYO DHAMMAAN BAHDA MICRAAJ

25/07/2025

Guul weyn ayey inoo aheyd kadib markii maanta aan ka guuleysanay dhiggeena dugsiga AL-MASHUUR oo aan kaga badinay gool uu inoo dhaliyay ciyaaryahanka inoo xiran No.11 Maslax ibraahim A/llaahi.

Xulka ciyaartooyda dugsiga Micraaj oo sanadkan ka qaybgalaya tartanka kubadda cagta ee dugsiyada gobolka Banaadir.
25/07/2025

Xulka ciyaartooyda dugsiga Micraaj oo sanadkan ka qaybgalaya tartanka kubadda cagta ee dugsiyada gobolka Banaadir.

OGEYSIISWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha ku nool nawaaxiga magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan, in dug...
20/07/2025

OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha ku nool nawaaxiga magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan, in dugsiga Micraaj uu billaabay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Is-qoristu waxa ay si toos ah uga socotaa xarumaha kale duwan ee dugsiga.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
📞 0615689660 / 0619797969

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Ciida Soonqaad.Ku Ciida Farxad, Caaf...
30/03/2025

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Ciida Soonqaad.
Ku Ciida Farxad, Caafimaad iyo Nabad.
Ciid Wanaagsan!

"Jumca Mubaarak! ✨ Maalinta barakeysan ee Jimcaha ha inoo noqoto mid kheyr & naxariis badan."📖 Ducadaadu ha ahaato mid l...
28/03/2025

"Jumca Mubaarak! ✨ Maalinta barakeysan ee Jimcaha ha inoo noqoto mid kheyr & naxariis badan."

📖 Ducadaadu ha ahaato mid la aqbalo, danbiyadaagana Allah ha kuu dhaafo.

Ku biir hadafka guusha!
📍 Goobta: Xaafada Al-baraka, Mogadishu, Banaadir, Somalia
📞 Nagala soo xariir:- +252 615689660
📲 Raac baraheena :

"Qur’aanka akhri oo qurxi sidaad adduunka ugu akhrin jirtay, waayo, jannada waxaa kuu sugnaaday darajada aayadaha aad ak...
27/03/2025

"Qur’aanka akhri oo qurxi sidaad adduunka ugu akhrin jirtay, waayo, jannada waxaa kuu sugnaaday darajada aayadaha aad akhrisay."

📖 Hadiith suuban oo xoojinaya qiimaha akhrinta Qur’aanka.

Ku biir hadafka guusha!
📍 Goobta: Xaafada Al-baraka, Mogadishu, Banaadir, Somalia
📞 Nagala soo xariir:- +252 615689660
📲 Raac baraheena :

Address

Mogadishu
JH09010

Telephone

+252615689660

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Micraaj Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category