26/05/2026
Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka, waxa ay dhammaan Umada Islamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa Munaasabadda Ciidul-Adxa.
Ciid Wanaagsan.
كل عام و أنتم بخير.
Eid Mubarak.
17/05/2026
Horumar wacan.
سجلت الصومال أكبر تحسن في العالم في إصلاحات تنظيم قطاع تكنولوجيا المعلومات والاتصالات (ICT) خلال الفترة بين 2007 و2024، وذلك وفقًا لتقرير جديد صادر عن الاتحاد الدولي للاتصالات.
وأظهر تقرير مؤشر التنظيم الرقمي للاتصالات لعام 2026 أن درجة الصومال التنظيمية ارتفعت من 0.0 في عام 2007 إلى 77.5 في عام 2024، بزيادة قدرها 77.5 نقطة، وهي أعلى زيادة بين جميع الدول التي شملها التقييم خلال تلك الفترة.
كما وضع التقرير الصومال في المرتبة الأولى ضمن 15 دولة سجلت أكبر تقدم عالمي في تطوير التنظيم الرقمي لقطاع الاتصالات، متقدمة على دول مثل جزر القمر وجزر سليمان وإسواتيني.
#الصومال
05/05/2026
🎉 I earned the emerging talent badge this week, recognizing me for creating engaging content that sparks an interest among my fans!
29/04/2026
SOME UNWRITTEN COMMUNICATION ETHICS
1. Return a call with a call
2. Return an SMS with an SMS
3. Do not call more than three times
4. Reply to a voice note with a voice note
5. Seek permission before making video calls
6. Send an SMS after three unanswered calls
7. Do not return SMS with a call or vice versa
8. Regularise sending WhatsApp messages rather than SMS
9. When you divert someone’s call, follow up with an SMS
10. Seek permission before sharing someone’s number with a third party
11. Send an SMS before calling someone who doesn’t have your contact
12. Unless necessary, allow a phone to ring unanswered instead of diverting the call
13. Calling someone earlier than 8am or later than 12am should only be for emergencies
14. Don’t put someone on a hands-free call without their permission
Just be fair and respond as if the person is standing right before you.
~ Dr. Nasir Daniya Mni
25/04/2026
Waxaa la qabtay dood-wadaag (panel discussion) intii lagu jiray munaasabadda Girls in ICT Day 2026 oo ku saabsan “AI for Development – Gabdhaha Horumarinaya Mustaqbalka Dijitaalka ah,” iyadoo diiradda la saaray doorka haweenka ee horumarinta ICT iyo fursadaha ay tiknoolajiyadu abuurto.
25/04/2026
Mudane Mohamed Sh. Adam Isak, oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ahna madaxa Kaafiye Technology Center, ayaa soo bandhigay mowduuc ka hadlay “Isticmaalka Anshaxa leh ee AI, Xogta Qarsoodiga ah iyo Mas’uuliyadda Digital-ka.”
Wuxuu khudbaddiisa ku xusay muhiimadda isticmaalka mas’uuliyadda leh ee AI.
Madashan waxaa soo qabanqaabiyay Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka, iyadoo iskaashi la leh Arkaan Leadership and Innovation Hub .
25/04/2026
Waxaa sharaf inoo ah in Wasiirka Waxbarashada, Dhaqanka & Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, uu nagala qeyb galo dhiirrigelinta gabdhaha ICT-da.
Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku xusay in waxbarashadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu dhiso jiil digital ah oo aqoon leh, xirfad leh, isla markaana awood u leh in uu la jaanqaado horumarka tiknoolajiyadda casriga ah.
Waxaa soo qabanqaabiyay Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka, iyadoo iskaashi la leh Arkaan Leadership and Innovation Hub.
25/04/2026
Waxaa sharaf inoo ah in Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda, Mudane Mohamed Adam Moallim, uu ka qeyb galo Madasha Girls in ICT Day 2026, isagoo xusay muhiimadda sii wadista awood siinta gabdhaha ICT.
Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku xusay in mustaqbalka ICT uu ku xiranyahay dhalinyarada iyo gabdhaha maanta la taageerayo.
Waxaa soo qabanqaabiyay Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka, iyadoo iskaashi la leh Arkaan Leadership and Innovation Hub .
Waxaa taageeray:
Tabaarak ICT, Hormuud Telecom & Salaam Somali Bank.