Cilmi kaal

Cilmi kaal

Share

Educate the public

02/05/2020

( ذهب الضمأ وابتلت العروق وثبت الأجرإن شاء الله ))

23/04/2020

مر حب مرحب يا رمضان

23/04/2020
30/03/2020

OGEESIIS
Xarunta Cilmi Kaal waxay u diyaarisay dhamaan ardayda agoonta ah oo ay u dhaxeeyso da’doodu 15-22 waxbarasho bilaash ah oo la xiriirta barashada computerka qaab ONLINE ah.
Computer courses
1. Operaing system
A. Window 10 (1 month)
2. Office applications
A. Word ( 1 month)
B. Excel ( 2 month)
C. Powerpoint ( 2 weeks)
D. Access ( 1 month)
E. Publisher ( 2 weeks)
Fadlan hadi aa taqaanid arday agoon ah ama aaba tahay agoon u faaiidee am ka faaiideyso fursadaan qaaliga ah oo lawadaag. Waa FREE.
Shuruudaha:
1. In uu u da’diisu u dhaxeeso 15-22
2. In uu dugsi dhexe soo dhameestay
3. In uu heesto Computer
4. In uu heesto Internet xawaarihiisu sareeyo
5. In uu diyaar u yahay in uu wax barto

Fadlan lawadaag walaalka aa isleedahay wuu u baahanyahay fursadan ama wuu ka faaiidaysan karaa. Wixii faahfaahin wac ama kala xiriir whatsapp/telegram: 612801098

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Warshadaha
Mogadishu
252