24/12/2020
Guushu waa garabkiina
dugsiga hoose dhexe iyo sare ee SAAFI. waa midka ka mid ah dugsiyada ahliga ah ee ku yaala degmada Hodan ee gobolka banaadir.
24/12/2020
Guushu waa garabkiina
Ku dhiiro wixii habboon
15/07/2020
Maamulka dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee SAAFI wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee uu u soo dhammaaday imtixaanka dugsiga dhexe ee dawladda, gaar ahaan dufcaddii 4aad ee dugsiga
Waxaan idiin rajaynaynaa guul.
Ustaad Cabdi Karaama
Ku soo dhawaada dhugsiga hoose, dhexe iyo sare ee SAAFI
12/11/2019
Ilaahow dalkayga
Dagaalka ka taagan
Duruufta dhex taala
Aqoonta la duugay
Qabiilka dulleeyey
Ka dawee xumaanta
Daa'imow xagaaga
Daryeel uga raadi
02/07/2019
Ku Soo dhawaaw hoyga akhlaaqda iyo aqoonta ee SAAFI
25/06/2019