SEDO Edu

SEDO Edu

Share

Educational and Skill training Organization

01/05/2022

Ciid Wanaagsan Dhamman Umadda Islam-ka ah gaar ahaan Umadda Soomaliyeed meel walba aad Joogtan.

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
عيدكم_مبارك.
.

17/03/2022

Jimco Wanaagsan

Photos from SEDO Edu's post 26/02/2019

26-Feb-2019
ururka SEDO oo uu hogaaminayo gudoomiyaha ururka mudane Cadnaan Cali Maxamed waxa ay ka qeybgaleen shirka ururada dhaliyarada ka dhisan dalka oo ay qabteen midowga ardayda qaranka soomaaliyeed MAQSO oo loga arinsaday sida ugu wanagsan ay dhalinyartu gaar ahaan ururada rayidka uga qeyb qaadan karaan dib usoo noleynta iyo hormarinta dalka gaar ahaan goobaha waxbarashada iwm

03/12/2018

Bishaaro Bishaaro Bishaaro !!!

Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa idinkugu hambalyeynenaa in aan dhawaan qaban doono koorso seminaar ah oo marar badan naga codsatay arday badan. Hadaba si aad isku diiwaan geliso buuxi Online Foomka Likinkiga hoose. 👇👇👇

https://form.myjotform.com/82051325623549

To all education lovers we're soon holding a seminar course requested by many students to participate just follow the LINK above to fill the Online form

FG: Tiradu wey xadidan tahay
NB: The number is limited.

01/12/2018

We are soon starting a seminar course which has been requested by many students. To register please contact us
: +252612-010128

Dhawaan waxaan bilaabeynaa siminaar koorso oo ay arday badan naga soo codsadeen. Hadaba si aad isku diiwan geliso nagala soo xiriir
: +252612-010128

THANKS
MAHADSANIDIIN.

29/07/2018
28/07/2018

Hadii aadan is diiwaan geling weli fursad ayad heesataa.

If you didn't register you still have a chance to do so.

Photos from SEDO Edu's post 19/05/2018

الحمدلله
18/3/2018

Waxaa sharaf weyn inoo ah in uu noo soo dhamaado tababar cilmiyeed ka FAGAARE KA HDALKA ama ORAL PRESENTATION SEMINAR.
Ka qeyb galayasha koorsada ayaa aad iyo aad u mahdiyay ayagoo soo bandhigay dood cilmiyeed aad iyo aad loola dhacay.

MAHADSINIDIIN

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


HAMAR WEYNE
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00