Caawiye Modern Teaching School

Caawiye Modern Teaching School

Share

๐Ÿ™‹๐Ÿพโ€โ™‚๏ธ Welcome to CAAWIYE MODERN TEACHING SCHOOL ๐Ÿค

19/03/2026

Bismillaahi. Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-fidriga ah awgeed.

Waxa aan si gaar ah hambalyadda ula wadaagaynaa maamulka, macallimiinta iyo ardayda iskuulka Caawiye Modern Teaching School.

Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo sameynay bishii Ramadaan.

Ciid mubaarak!
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„.

.!
.!
.









17/02/2026

Iskuulka Caawiye Modern Teaching School wuxuu dhammmaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa bilashadda bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryeynaa in uu innoogu dhameeyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo cibaado suuban, isla markaana uu naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan.

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™

Photos from Caawiye Modern Teaching School's post 30/12/2025

๐Œ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š'๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก. Xalay ๐จ๐จ ๐šheyd ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ 29-๐ค๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š December ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ5,
๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐›๐š๐š๐ฅ ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ง๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ข๐ข ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐š๐š๐, ๐Ÿ๐š๐š๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š @๐‚๐€๐€๐–๐ˆ๐˜๐„ ๐Œ๐Ž๐ƒ๐„๐‘๐ ๐“๐„๐€๐‚๐‡๐ˆ๐๐† ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹.

๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐จ๐ซ ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š๐š๐ง ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ž๐ซ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ข ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐š๐ก, ๐’๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐’๐ข๐ข ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ž ๐ ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐š๐ง ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก. ๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ฌ๐š๐ง๐ข๐.

Photos from Caawiye Modern Teaching School's post 23/12/2025

Bismilaahi, xalay oo aheyd habeen Talaado ah taariikhduna ku beegneed 22/12/2025, dhammaan ardayda iskuul-ka Caawiye Modern Teaching School gaar ahaan qeybta Faraca-1aad waxaa si qurux badan ugu soo dhammaaday imtixaankii saddex bil-laha ahaa.!

Dhammaan ardaydeenna waxa aan u rajeynaynaa guul iyo horumar iyo in ay helaan natiijo ay ku farxaan Inshaa-Allaah.!

.!

.









Photos from Caawiye Modern Teaching School's post 31/08/2025

Bismilaahi, ๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰ ! Hambalyo!
imtixaan kadib, xalay waxa ay nasiib u yeesheen ardaydaan quruxda badan oo ka kala socda labadda farac ee iskuulka ee Caawiye faraca 1aad iyo Caawiye faraca 2aad in ay ku guuleystaan hadiyaddaha qaaliga ah ee uu bixiyo iskuulka Caawiye Modern Teaching School.

Waxa aan leennahay dhammaantiin hambalyo! hambalyo! Sidoo-kale ardayda aannu nasiibku saacidin waxa aan leennahay adinkuna hambalyo aad iyo aad ayaad u dadaasheen, horay u socda oo imtixaanka kale ee soo socda ayaad kaalmaha h**e galeysaan adinkuna Inshaa-Allaah.!












Photos from Caawiye Modern Teaching School's post 10/08/2025

Iskuulka Caawiye Modern Teaching School oo jirsaday 7 Sanad oo wax qadab, waxbarasho tayo sare leh, soo saarista iyo u diyaarinta ubadka yar-yar ee Dugsiyada Hoose/Dhexe u baasaya.

Iskuulka wuxuu wax baray sidookalena soo saaray muddadaasi arday kor usii dhafeysa 1,000 oo isugu jira ubad yar-yar, waalidiin waxbarasha aasaasiga ah ka daahay, sidookale dhallinyaro iyo ganacsato caan ka ah magaalada Muqdisho iyo gaar ahaan xaafadaha kala ah: iyo .

Waxaan u mahad celinaynaa dhammaan macallimiinta iskoolka guud ahaan si gaar ahna, asaasayasha iskuulka: Abzi Ab iyo Abdirahman Ahmed Hagi, Ahmed Jellow Biyoow ๐Ÿ‘๐Ÿพ

Caawiye Modern Teaching School

Caawiye Modern Teaching School


23/07/2025

Bismilaahi, ardayda iskuulka Caawiye Modern Teaching School gaar ahaan qeybta faraca 2aad ee Al-Aqsa oo qaab casri ah wax ugu baranaya bernaamij-ka projector-ka.!

Dhammaan maamulka iyo macallimiinta iskuulka Caawiye waxaa ka go'an in dhammaan ardayda iskuulku ay helaan waxbarasho casri ah oo tayo leh Inshaa-Allaah.!

.!
.!
.









Photos from Caawiye Modern Teaching School's post 06/04/2025

๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰ ! Hambalyo!
Imtixaan kadib, waxaa nasiib u yeeshay ardaydaan quruxda badani inay ku guuleystaan hadiyadaha uu bixiyo iskoolka Caawiye Modern Teaching School.

Waxaan leennahay dhammaanteenba hambalyo! hambalyo! Sidookale ardayda aannu nasiibka saacidin waxaannu leennahay horay u socda oo imtixaanka kale ayaa laga yabaa inaad guuleysataane.









04/04/2025

Bismilaahi, dhammaan ardayda iyo waaliddiinta dugsiga Caawiye Modern Teaching School waxaa la ogeysiinayaa in iskuulku uu dib u furmi doonno habeen dambe oo ay taariikhdu tahay 5/4/2025.!

Waxaanna dib u bilaabanaya waxbarashaddii guud ee dugsiga, sidoo-kale waxaa la abaalmarin doonnaa habeen dambe ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaankii uu dhawaan iskuulku qaaday Inshaa-Allaah.!

.!
.!
.









29/03/2025

Ciid mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Caawiye Modern Teaching School.

Allah naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee aynu soo-sameynay bishii barakeysnayd ee Ramadaan.!

.!
.!
.









Photos from Caawiye Modern Teaching School's post 20/03/2025

Bismilaahi, dhammaan ardayda iskuul-ka Caawiye Modern Teaching School gaar ahaan qeybta Faraca-2aad waxaa si qurux badan ugu soo dhammaaday imtixaankii saddex bil-laha ahaa.!

Dhammaan ardaydeenna waxa aan u rajeynaynaa guul iyo horumar iyo in ay helaan natiijo ay ku farxaan Inshaa-Allaah.!

.!

.









Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Caawiye Modern Teaching School
Mogadishu

Opening Hours

Monday 18:30 - 19:59
20:00 - 21:00
Tuesday 18:30 - 21:00
Wednesday 18:30 - 21:00
Saturday 18:30 - 21:00
Sunday 18:30 - 21:00