04/01/2019
Machadka SAFA fursadaan wuxuu ugu talo galay inay ka faaiideystaan qaybahan:-
1) Ardayda dhameynaysa Dugsiyada sare: in loo diyaariyo imtixaanaadka dawlada.
2) Dadka ka daahay waxbarashada in waqti kooban ay ku helaan shahaadada Dugsiga Sare.
Fadlan Gelinta yaan lagaa buuxin.
03/01/2019
Daraasad ay sameysay Machadka SAFA waxey xaqiijisay in 65% arday ka qalin badelato Dugsiyada sare ay ku dhacaan imtixaanada dawlada.
Sidaas darteed, SAFA academy waxay idin diyaarisay course 4 bilood ah ay uga haqabtireyso 4ta Scientificga ah iyo luqadaha Englisha iyo Carabiga ah, ayna u diyaarineyso marxaladda waxbarashada 1aad ah. Xidig African TV Dalsoor Online Goobjoog TV
FADLAN SHARE DHEH.