31/08/2025
Ogeysiis ogeysiis
dhamaan dadka daneeya Taba barada laxariira Arimaha Beeraha iyo waxsoosaarka dalaga, ka faa iideeysta fursadan oo ay isla qabanayan Hay' ada Help the Community Organization- HECO iyo xarunta Taba barada iyo cilmibaarista ee TRA
31/05/2023
๐ถ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ถ๐๐๐๐๐๐๐
dhamaan dadka daneynaya barashada luuqada English ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ uu soobkordhiyey ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐๐๐พ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ป๐ด๐น๐ถ๐-๐ธ๐ฎ oo heerar kala duwan leh, Sida
๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ ๐๐๐ ๐ข๐ง๐ง๐๐ซ
๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ ๐๐ฅ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ฒ
๐๐ซ๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ฆ๐๐๐ข๐๐ญ๐
๐๐ญ๐ก ๐๐๐ฏ๐๐ฅ ๐๐๐ฏ๐๐ง๐๐๐
Waxa Casharada Lagu qaadanayaa Hab Online-ah adiga oo Gurigaaga Jooga
Nagala soo xiriir:
+๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
29/05/2020
Center for consultant and Reconciliation
28/12/2018
Ogeeysiis ogeeysiis ogeeysiis
Kusoodhawaada fursada cusub oo ay idinlagarabtagantahay xarunta wacyigalinta caafimadka Tayo iney bilaabeeyso Nutrition Diploma Program oo labilabaya 1da january 2019
Fadlan share garee si ay ugarto sxbada daneynayo
FG : isqorista waxay kasocotaa xarunta weeyn ee xaajibaasto xafada taleex demada hodon
Nagalasooxariir numberada hooskuqoran
31/07/2018
71 Arday ayaa ka Qalinjibisay iyo Daraasaadka caafimadka ee
research_Academy Mogadisho - Somalia
08/07/2018
OGEYSIS MUHIM AH.
Tayo Research Academy waxay qaadaneysaa fasalo cusub oo lagu baranayo GRAPHIC DESIGN.
Waxii faafaahin ah laxarir
Tell : .061-8416693 ll 061-6666693 ll 0617704306
18/04/2018
Dhamaan ardayda daneynaysa waxbarashada Waxaa lagu war galinayaa in Machadka TAYO RESEARCH ACCADEMY uu qabanayo Tababar ku saabsan PUBLIC HEALTH OUTBREAK PREVENTION AND CASE MANAGEMENT .
Date: 26 April 2018
Duration: 7 days
Shahaado: Haa
Hadaba isdiiwangalinta waxay ka socotaa xarunta Macahadka oo ku taala Isgoyska Xaaji Baaasto Xaafadda Taleex Degmada Hodan ; Kala xiriir: 061-8416693 ll 061-6666693 ll 0617704306
23/02/2018
Is a health education institution and helping marginalized groups in the community
Such as
A. Low level education
B. Low socio economic
c. moral improvement
and free education providers center of Tayo