22/01/2024
Page ka Rasmiga ah Ee Mogadishu international school ( MITA )
crearing excellence in the future
22/01/2024
Page ka Rasmiga ah Ee Mogadishu international school ( MITA )
22/01/2024
Page Rasmiga ah Ee Mogadishu international Teaching Academy ( MITA )
27/06/2023
عيد الاضحى المبارك............كل عام وانتم بخير
Dhamman maamulka iyo macalimiinta Mogadishu international teaching academy waxay idinku hambalyeynayaan farxada ciidul Adxaa waxaan Alle ka baryeenaa Dhammanteen in ilaah Acmaasha wanaagsan Naga Aqbalo.
Farxad ku ciida Dhamman MITA FAMILY.
انا لله وانااليه راجعون.
Innaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun.
Mogadishu international teaching academy , Maamulka,Macallimiinta iyo dhamaan ardayda waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ustad Daadir G Cabdi Cismaan oo ey cawa hooyadiis hooyo oo ku geeriyootey magaalada muqdishu. Waxaan alle uga baryeynaa inuu naxariistiisa siiyo oo Jannadii Firdowsana hooy uga dhigo. Ustaadka iyo dhamaan ehelkana waxsan leenahey sabar iyo Iimaan Saadaq ah allaha naga wada siiyo gadaasheeda alle nama fidneeyo.
20/04/2023
Dhamaan mamulka iyo macalimiinta Academiyada Mogadishu International teaching academy waxaan farxada la wadaageynaa guud ahaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaaliyeed ee dal iyo dibadba ku nool waxaan Idin leenahay farxad ku ciida. Sanad kaan sanadkiisa farxad iyo baraare allaha nagu gaarsiiyo.
MITA FAMILY
23/03/2023
Ramadan kareem Dhamman ummadda musliminta gaar ahaan ummada soomaaliyeed Allaha na waafajiyo bishaan kheyr keeda.
Goos Goos: xafladda qalinjabinta dufcadii 4aad
22/03/2023
Ramadan mubarak dhamman ummadda soomaaliyeed meel walba ay joogaan bishaan kheyr keeda allaha na waafajiyo.
21/03/2023
Sawiro Qeybta 4aad
Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aad
Mogadishu international teaching academy
Hambalyo dhamaan
19/03/2023
Sawiro Qeybta 3aad
Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aad
Mogadishu international teaching academy
Hambalyo dhamaan
19/03/2023
Sawiro Qeybta 2aad
Xaflada qalin jebinta dufcadii 4aad
Mogadishu international teaching academy
Hambalyo dhamaan