12/07/2026
📢 Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Ma jeclaan lahayd inaad barato luqadda Turkiga🇹🇷 ama aad horumariso afkaaga Turkiga?
Waxaan furnay SomTurkish Community oo loogu talagalay dhammaan Soomaalida xiisaynaysa barashada luqadda Turkiga.
Gudaha Community-ga waxaad ka heli doontaa:
✅ Casharro iyo talooyin bilaash ah
✅ Ogeysiisyada koorsooyinka
✅ Fursado aad ku practice-gareyso afka Turkiga
✅ Agab waxbarasho iyo taageero
Haddii aad qorshaynayso waxbarasho, shaqo ama nolol Turkiga, Community-gan wuxuu kuu noqon doonaa faa’iido.
🔗 Ku soo biir adigoo isticmaalaya link-ga hoose:
[https://chat.whatsapp.com/KHuQNEm1GbK4sTuNaCqHiy]
Fadlan la wadaag qof kasta oo ka faa’iidaysan kara. Mahadsanidiin. 🇹🇷📚