SOS Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia

SOS Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOS Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia, School, Mogadishu.

kusoo dhawoow page-ka rasmiga ee schoolka SOS Primary and Secondary school hadii aad ubaahantahy macluumad dheeri ah ama school admission fadlan lasoo xariir� Tell No: +252 61 5693362 OR +252 616705399

Tartanka kubadda cagta ee dugsiga SOS ayaa maraayo wareega is araga.
23/10/2025

Tartanka kubadda cagta ee dugsiga SOS ayaa maraayo wareega is araga.

28/08/2025

isbitaalka xamar oo Hadiyad qaaliya ,Agab waxbarasho iyo caafimaad bilaash ah gudoonsiiyay Caa'isha oo ah ardaydena Kaalinta 1-aad ka gashay imtixanka Dowladda.. hambalyo Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare@topfansSOS Primary and secondary School - Mogadishu-SomaliaSOS Children's Villages in Somalia

26/08/2025

Mid ka mid ah ardayda ka qalin jabiyey DUGSIGA SOS oo ka hadlay arrimo badan oo laga yaabo in aadan ogeyn oo ku saabsan
Daawo Qasab haddaF4 dhameysay | Why SOS School is different?
Yousuf Safary
SOS Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare SOS Children's Villages in Somalia

26/08/2025

masha alah waxay isku darsatay diin iyo aqlaaq Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta SareSOS Primary and secondary School - Mogadishu-SomaliaSOS Children's Villages in Somalia@topfans

26/08/2025

caasho aadan ugaas hanbalyo hGoat Geeseey Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta SareSOS Primary and secondary School - Mogadishu-SomaliaSOS Children's Villages in Somalia@topfans

26/08/2025

Maxay ka dhigan tahay in arday uu galo kaalinta koowaad?
Abdinur Ali Mohamed, PhD
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta SareSOS Children's Villages in Somalia

26/08/2025

Arrinta kale ee dareenkeeda leh ayaa ah, Caisha oo ahayd Ardayad yaroo Aabbehed geeriyooday balse lehayd Hooyo iimaan badan oo kaalintii Aabbe iyo Hooyo iyadu u buuxisay iney sanadkaan gashay kaalintii koowaad ee Imtixaankii Dowladda ee laga qaaday dhammaan dugsiyadii sare ee dalka.Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta SareSOS Children's Villages in Somalia@topfans

26/08/2025

"Soomaaliya ayaad Kaalinta koowaad u galee isma lahayn".

Caa'isha.
Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta SareSOS Children's Villages in Somalia

26/08/2025

Abdi Nor Iftin hambalyada caasho adan ugaas

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia

Universal Somali TV caaaho aadan ugaas xaflada abaalmarinta ayado oo la gudooniyey dahab iyo laptop
26/08/2025

Universal Somali TV
caaaho aadan ugaas
xaflada abaalmarinta ayado oo la gudooniyey dahab iyo laptop

RTN Somali TV caasho aadsn ugaas maadada ay ugu jecleed history
26/08/2025

RTN Somali TV
caasho aadsn ugaas maadada ay ugu jecleed history

BBC News Somali hambalyo caasho aadan ugaas
26/08/2025

BBC News Somali hambalyo caasho aadan ugaas

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30

Telephone

+252613978866

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOS Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to SOS Primary and secondary School - Mogadishu-Somalia:

Shortcuts

Share

Category