Hiigsi Academy

Call Directions Website Contact the school

Hiigsi Academy Hiigsi Academy is one of the leading ICT (Cisco, Linux, Microsoft, MikrtoTik, Security, Oracle, Juniper, VMware)
Training center in Somalia.

Currenlty we have 01 Branches (Wadnaha Street near KPP
Mogadishu, Banadir, Somalia).

Basics of Database Design and DevelopmentEnroll Now:
26/06/2022

Basics of Database Design and Development
Enroll Now:

21/06/2022

Waxa bilaaban rabto course ka mobile app

EID MUBARIK Dhamaan Umada Islaamka meelkasta oo ay ku sugan yihiin gaar ahaan Umada Soomaaliyeed waxaan halkan idinka gu...
10/08/2019

EID MUBARIK Dhamaan Umada Islaamka meelkasta oo ay ku sugan yihiin gaar ahaan Umada Soomaaliyeed waxaan halkan idinka gudbineynaa Hambalyada Maalinta koowaad Ciidul ADHA.
πŸŽ‰πŸŽ‰πŸŽ‰πŸŽ‰ Farxad nagula CIIDA EID MUBARIK πŸŽ‰πŸŽ‰πŸŽ‰πŸŽ‰

05/07/2019

Matahay Ardey Barta Telecommunication, computer science ama IT madoonaysaa in aa kor u qaado aqoontaada dhanka Telecommunication ka Kafaa Ideyso !!

  Waxaa la ogeysiinayaa Bahda waxbarashada ee daneenaayo barashada   in ay HIIGSI Academy ay idiin diyaarisay course 200...
19/06/2019



Waxaa la ogeysiinayaa Bahda waxbarashada ee daneenaayo barashada in ay HIIGSI Academy ay idiin diyaarisay course 200-125 CCNA. Course kan waxuu bilaabanaysaa dhawaan. Isqoris way socodaan ee la xiriir tell 0615823546.

A successful career in networking starts with CCNA Routing & Switching.

New certifications at Cisco just announced!  Stay tuned for more.
10/06/2019

New certifications at Cisco just announced! Stay tuned for more.

Waxaa Maalinta  (17-3-2019) Bilaabandoona dufcadi labad   waa koorso lagu baranayo sida u wanagsan loo xiro CCTV Camera ...
14/03/2019

Waxaa Maalinta (17-3-2019) Bilaabandoona dufcadi labad waa koorso lagu baranayo sida u wanagsan loo xiro CCTV Camera iyo Finger Printer. Noqo Xirfadle ku shaqaayo xirfado kala duwan.Ka qeybqaado ololaha . Call Center 0615823546

  waa koorso lagu baranayo sida u wanagsan ee loo sameeyo INTERNET SERVICE PROVIDER iyadoo la isticmaalo MIKROTIK ROUTER...
28/02/2019

waa koorso lagu baranayo sida u wanagsan ee loo sameeyo INTERNET SERVICE PROVIDER iyadoo la isticmaalo MIKROTIK ROUTER.Noqo Xirfadle ku shaqaayo xirfado kala duwan. Ka qeyb noqo ololaha waxuuna goordhaw ka bilaabanaya . Call Center 0615823546 / 0615073507

Waxaan maanta allahay mahadiis inuu bilawday Seminar ku saabsan   and  . Waxuu socondoona mudo dhan   hadii alle idmo. K...
05/02/2019

Waxaan maanta allahay mahadiis inuu bilawday Seminar ku saabsan and . Waxuu socondoona mudo dhan hadii alle idmo. Ka qeyb noqo ololaha waxuuna ka socdaa . Call Center 0615823546

CCTV CAMERA & FINGER PRINTER waa koorso lagu baranayo sida u wanagsan loo xiro CCTV Camera iyo Finger Printer. Noqo Xirf...
09/01/2019

CCTV CAMERA & FINGER PRINTER waa koorso lagu baranayo sida u wanagsan loo xiro CCTV Camera iyo Finger Printer. Noqo Xirfadle ku shaqaayo xirfado kala duwan.

Address

Wadnaha Street Near Kpp
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618105957

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hiigsi Academy:

Shortcuts

Share