Heeskan oo dhameystiran yaa hayo?
Waa hees ka hadlaayo waqtigan aan hada joogno oo rag iyo dumarba ey wada cabtooy yihiin in yar ma ahane oo lawada siqraansan yahay.
Dhanqan Side
whenThere is a will, is there a way.
Marka h**e warbaahintu ma ahan in ey sidaan u dhaqanto,Marka xigta waxaam ehelada sayid cali leeyahay dad aan waxba galabsan ayaa maalin walbo ladilaa bilaa xaqdaro,wiilkiinu asagaa xaaskiisii iyo ilmihiisii nolasha ku gubay kas iyo k**aba midkey noqotaba, marka ku qanca xukunka maxk**ada.
Waxaan intaa raacinayaa dadka arinkan siyaasadeynaayo ama buu,buuninaayo si ey ooga faa,ideystaan Allah halaga cabsado oo arinkan sababtii haku naar tagina,insha Allah.
Mahdasanidiin
Dadkan miyey islaam aheyn ama meel diintaalo eysan ku dhaqmin mise waligood maxaabiis meysan qaban miyaa?
Soomaliyey meeshaan wax kale ayuu ku jira walaahi ma ahan arintu dagaal harti iyo isaaq ee bal ilgaara halagula socdo meesha islaamnima k**a muuqatee.
Waxaan su,aal weydiinayaa culimadii shalay ka hadleysay markey reer lascaanod cabanaayen anaguna aan ufahanay in ey xaq ka hadlayaan maalmahan maxaa aamusiyey wey arkaayeeen waxa ka dhacaayeey maalmaham social media,ha waliba waxaan horay loo arag somali wey is dili jirtay lkn meyd la,gubaayo mid laqalaayo mid beerka looga taagan yahay iyo kuwo kale oo si dhaqan xumo oo islaamnima ka baxsanba lagu sameynaayo soomaali horay ogama dhicin,
Waa ayagii maalin markuu dagaal ka dhaco laascaano mid ,mid iyo jamacba ooga hadlaaayey oo qaarkood shir jaraa,id ku qabanaayey kenya.
Anigu isaaq ma ahi waana jeclahay qulimada kuwooda xaqa cadeeya lkn aniga iyo inta igu garaadka waxbaa noo muuqda, in culimada qaarkood qabyaalada saameysay????????????
Dagaalkii shalay ma la dhihi karaa waxaa uu mideeyey macaaradka iyo xukuumada muuse.
Maashaa allah.
16/11/2022
Follow me please
09/11/2022
Follow me please.
27/10/2022
25/10/2022
Follow me inshaa allah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadisho Km5
Mogadishu
002526