IHSAN CAD Academy

IHSAN CAD Academy

Share

Ku soo dhawow barashada Software Engineering gaar ahaan qeybta la isku yiraahdo CAD Softwares.

18/01/2020

oo lagu sharxayo

Waa muqal taxaned socon doona in mudo ah

By: Eng Bukhaari

06/10/2019

Part (3)

Photos from IHSAN CAD Academy's post 01/08/2019

Hambalyo..................Hambalyo.....................Hambalyo

Engineerada da'da yar ee , waxay dhammeysteen maanta barnaamijka -ka ayagoo aad ugu faraxsan isla markaasna ku kalsoon aqoonta ay ka barteen .

Koorsadan waxay bilaabeen 6-da , waxayna dhameyen maanta oo ah 1-da , waxayna galeen imtixaan qoraaleed.

Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed mustaqal ifaya.

27/06/2019

Ka fa'ideyso muqalka 4aad ( ), oo kamid ah taxanaha , lana wadaag asxaabtaada.

ku qabo kana mid noqo saxibada ku xeran .

https://youtu.be/LAM_Vbqx9wo

By: Eng Abdifatax Ibrahim Sheikh (Eng Maajid)
........................Mahadsanidiin...........................

24/06/2019

Fadlan daawo qaabka -ka loogu shubo computerkada, asxabtada engineeradana hoos ugu wac.

Subscribe dheh -kan adigo ku dhufanaya si aad u hesho maclumad ku anfacaya,

https://youtu.be/aBN8FMIhv54

By: Eng

....................Mahadsanidiin..............

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hodan District
Mogadishu