Happy international education day!
Muhiimadu ma'ahan in maanta tahay maalinta waxbarashada, maalin waliba waa maalin waxbarasho laakiin maanta waxay uga duwantahay maalmaha kale in la isxasuusiyo in qofwalba uu xaq u leeyahay inuu helo waxbarasho dhameystiran Loogana shaqeeyo sidii loo xaqiijin lahaa.
Salima and Alizaa
An Advocates for girls and children's education
13/12/2019
06/02/2019
Ka faa'iideysi Wacan.
Dhamaan gabdhaha soomaaliyeed ee dhameystay dugsiga sare kuna sugan Magaalada Muqdisho daneynayana in ay sare u qaadaan aqoontooda waxaan ugu bishaareyneynaa in aan uheyno deeq waxbarasho oo lacag la'aan ah.
Programyada lagu baran doonana waxaa ka mid ah:
PACKAGE 1|Management programs (1year)
>Project & planning management
> Human resources management
>logistics & supply chain management
> Community Development
>Social Work
>Monitoring & Evaluation.
PACKAGE 2 |Health programs (1years)
>Universal General Nursing
>Nutrition & Food Security
>Child Protection and General Development.
PACKAGE 3 |Language
> Powerful English Speaking Program (1year)
>International English Speech Forum
(6 months)
NB: Collageka Xiisadaha waxaa lagu Qaadandoono waxa uu ku yaalaa Buuloxuubeey, dhabarka dambe hormuud Ceelqalow.
โTirada Gabdhaha Laqaadanayo Way xadidantahay ee yaan lagaa buuxin.
Wixii Faah-Faahin ah fadlan Nagala soo Xiriir:-
MOBILE NUMBER: 0618957023
EMAIL: [email protected]
MAHADSANIDIIN.
05/01/2019
Fadlan Waxbar dhalaanka Aan Dhaqaalaha haysan.
Happy Somali National teacher's Day!
Hambalyo 21-November maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
We know you haven't seen us in a while! We had something to handle. But Amazing things are going to happen.
inshallah โค
01/11/2018
Waad Mahadsantihiin bahda casuumaada quruxda badan ee aad inoo fidiseen. sigaar ahna dek shurie waxaan kaaga mahad celineynaa wareysiga quruxda badan ee aad nala yeelatey ๐
" Waxaan rajeynaynaa in fariinteenu ay gaari doonto dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku sugun daafaha caalamka inshallah ๐โ
30/10/2018
We want to work for the Education of girls, children and make it possible, that every single girl and child in Somalia receives a high-level Education and they can fulfill their dreams and become apart of society.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu