27/04/2026
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee World Graphic Design Day ๐จ
Hisaan Academy waxay si weyn ugu hambalyaynaysaa dhammaan ardayda designers-ka iyo hal-abuurayaasha ku jira naqshadeynta.
Graphic Design ma aha kaliya sawiro la qurxiyo waa fariin iyo hal-abuur
Maanta waa maalinta la xuso muhiimadda ayu leedahay design-ku nolosha casriga ah sida brand-ka advertising-ka social media
๐ฅ Keep designing Keep creating Keep inspiring
23/04/2026
Maanta waxaa si guul leh inoogu qabsoomay seminar-keenii cinwaankiisu ahaa How to Become a Content Creator ๐ฌโจ
Seminar-ka waxaa lagu soo bandhigay casharro iyo qodobo muhiim ah oo ku saabsan sida loo bilaabo safarka content creation-ka, loona noqdo qof saameyn ku leh baraha bulshada
Waxaana farxad gaar ah ahayd in arday kasta oo kasoo qeyb galay uu halkaas ku duubtay muqaalkiisii ugu horreeyay ๐ฅ๐ฅ taasoo ahayd tallaabo weyn oo bilow cusub ah
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kasoo qeybgalayaasha sida quruxda badan ee ay uga faaโiideysteen fursaddan. ๐
Sido kale waxan u mahadcelinayna macalimada bixnaysay seminarian Nasteha Isakh
Hisaan Academy โ Halka hibadaadu ka bilaabato
21/04/2026
Ma dooneysaa inaad noqoto Content Creator saameyn leh?
Hisaan Academy waxay qabanaysaa markale tababar gaar ah oo ku saabsan Sida loo noqdo Content Creator guuleysta.
Haddii aad rabto inaad xirfaddaada kuu dhisto magac, shaqo iyo dakhli, tani waa fursaddaada! ๐ฅ
Waxyaabaha aad baran doonto:
โ
Sida loo sameeyo Content soo jiidasho leh
โ
Sirta koritaanka baraha bulshada
โ
Istaraatiijiyadda guusha Content-ka
โ
Sida followers looga dhigo taageerayaal dhab ah
iska diiwan geli WhatsApp: ๐๐ wa.link/qjcf5m
๐ Goobta: Banaadir
๐
Taariikhda: 23 April
โฐ Saacadda: 3:30 PM
โ ๏ธ Fiiro gaar ah Boosasku waa xaddidan yihiin!
05/04/2026
Welcome to the team ustad samiir elmi abdi
#
01/04/2026
๐ช๐ฎ๐
๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฎ ๐ป๐ฎ ๐บ๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ฎ.
Waxaan ku faraxsanahay inaan la wadaagno marqaati dhab ah oo ka timid ardaydeena, taasoo muujineysa tayada iyo saameynta waxbarashada aan bixino.
Hisaan Academy waxa ay diiradda saartaa horumarinta xirfadaha Graphic Design, iyadoo ardayda siinaysa aqoon iyo faham dhab ah oo ay ku kobciyaan mustaqbalkooda.
๐ก Hadafkeenu waa inaan ka caawino dhalinyarada:
โข Helitaanka xirfad la taaban karo
โข Dhisidda kalsooni shaqo
โข U diyaargarowga fursadaha shaqada ee suuqa
๐ ๐ง๐ฎ๐ป๐ถ ๐บ๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ โ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ ๐ฎ๐ต.
Nagala soo xariir:
๐๐ฌ WhatsApp: ๐๐ wa.link/qjcf5m
๐ Banaadir dagmada hodan โ Muqdisho
25/03/2026
๐ FREE SEMINAR ALERT! ๐
Ma rabtaa inaad barato sida lacag looga sameeyo Forex Trading?
Hadaba ka faaideyso Fursadan dahabiga ah๐ฐ
๐ฏ Ku soo biir Free Seminar-keena oo aad ku baran doonto:
โ
ICT & CRT Strategy
โ
Market Analysis (Falanqaynta Suuqa)
โ
Daily Bias & Liquidity
โ
Fursadaha dhabta ah ee Forex
๐จโ๐ซ Seminarkan waxaa bixinaya
๐น Eng Mohamed Ahmed โ Technical Analyzer
๐น Adam Mohamed Ali โ Senior Trader
๐
Taariikh: Sunday, 29th March 2026
โฐ Waqti: 3:30 PM
๐ Goob: Banadir, Mogadisho
iska diwan geli Whats App ๐๐
๐ ๐ WhatsApp: wa.link/qjcf5m