๐ Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad ee Silver Bridge Schools
Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Silver Bridge Schools waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardaydeenna Fasalka 8-aad ee si guul leh u soo dhammaystay Imtixaanka Dowladda ee Dugsiga Dhexe ee sannad-dugsiyeedka 2025โ2026.
Muuqaalkan wuxuu xambaarsan yahay xusuus iyo farxad laga diiwaangeliyey maalintii ay ardaydu soo gabagabeeyeen safarkoodii dugsiga dhexe, iyagoo rajo iyo kalsooni ku wajahaya heerka xiga ee waxbarashadooda. Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya. Alle ha idiin sahlo dadaalkii aad gasheen, hana idiinka dhigo mid miro-dhal noqda. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa.
Fariin ku Socota Ardayda Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare (Form Four)
Maanta waxaa bilowday Imtixaanka Dowladda ee Dugsiga Sare, waxaana duco iyo dhiirrigelin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4-aad, gaar ahaan ardayda Silver Bridge Schools.
Waa maalmo muhiim ah oo goโaamin doona wejiga xiga ee waxbarashadiinna iyo himilooyinka aad hiigsanaysaan. Ku dadaala kalsooni, degganaan iyo adkaysi, kana faaโiidaysta aqoontii iyo tababarkii aad sannadaha badan soo urursateen. Waxaan idiin rajaynaynaa guul buuxda, natiijooyin lagu farxo, iyo in Alle idinku guuleeyo imtixaankiinna, idinkana gaarsiiyo himilooyinka iyo hamiga aad higsanaysaan. Aamiin.
Silver-Bridge Schools
SILVERBRIDGE SCHOOLS;
It was Established 01 August 2005 in Mogadishu-Somalia. SILVERBRIDGE Schools the place of Light, Liberty and Learning.
"What makes a child gifted and talented may not always be good grades in school, but a different way of looking at the world and learning." "The difference between try and triumph is a little umph".
18/02/2026
Ramadaan Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida.
20/12/2025
OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIIS
Annaga oo tixgelineyna wareegtada kasoo baxday WWH&TS - Dugsiyada SILVER BRIDGE SCHOOLS waa fasax laga billaabo 21-ka illaa 25-ka December 2025.
MAHADSANIDIIN.....
In accordance with the notice issued by WWH&TS,
SILVER BRIDGE SCHOOLS will be on holiday from December 21 to December 25, 2025.
Thank you...
โญ๏ธโจ HAPPY SOMALI TEACHERSโ DAY
21 NOVEMBER 2025 โจโญ๏ธ
Hambalyo Hambalyo Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed Qaasatan Macalimiinta SILVER BRIDGE SCHOOLS.
MAHADSANIDIIN ARDAYDA FASALKA F4 2025/2026. MAAMUUSKA SARE AAD NOO SAMEEYSEEN. GUULEEYSTA MARKASTA IYO MEELKASTA.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee kagudbay Imtixaanka qaran sigaara Bahda SILVERBRIDGE. Waxaad Sameeyseen dadaad quruxbadan. H**e usocda oo halkaa kasii wada.
Fiiro gaara; Clipkaan waa C/fitaax iyo C/Shakur oo walaalo ah oo iska duubay xiligii ay natiijada Fiirsanayeen. Congratulations....
04/06/2025
Time flies, but memories last forever.
Amiin and Abdishakur stood beside me four years ago in yellow, and today, they do again as graduates-stronger, wiser, and ready for the next chapter.
To all our students about to sit their final exams: we are proud of you. Go and shine.
29/05/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐/๐๐๐๐
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ. ๐๐๐๐ waxa uu si rasmi ah u shaacinayaa ๐ ๐จ๐จ๐๐๐ก๐ ๐๐ฒ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ค๐ฎ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐.
Fadlan la wadaag fariintan saaxiibadaa iyo ardayda kale, si ay u helaan goobaha rasmiga ah oo ay imtixaanka ku gali doonaan.
Waxaan u rajeynaynaa ardayda dhammaan guul iyo nasiib wanaag.
24/05/2025
SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu la wadaagayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, maamulayaasha dugsiyada iyo bahda waxbarashada jadwalka imtixaanka Fasalka Sideedaad ee sannad dugsiyeedka 2024/2025.
Guul Wacan!!!!!
10/05/2025
___๐ช๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก____
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxa uu ku wargelinayaa ardayda, waalidiinta, maamulada dugsiyada iyo dhammaan bahda Waxbarashada in ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐ก๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐/๐๐/๐๐๐๐.
Agaasinku waxa uu u rajaynayaa dhammaan ka qaybgalayaasha iyo bahda waxbarashada guul iyo diyaar garow buuxa, waxa uuna ku boorinayaa in ay ku talagalaan taariikhda Imtixaanka loo asteeyay.
๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฆ๐๐ฎ๐ฃ ๐๐๐๐๐ฃ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Ex-Control Bal'ad Street, Huriwa District
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 12:00 |
| Friday | 07:00 - 11:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |