Rayaan Primary And Secondary School

Rayaan Primary And Secondary School

Share

RAYAAN primary and secondary school is non profit formal school in Mogadishu, Somalia. Its mission is to enhance level of education to children.

10/12/2025

Qiimaha macalin ka arday cabdirashiid Axmed Cali

Photos from Rayaan Primary And Secondary School's post 05/12/2025

Sawirada xaflada Maamuuska macalin

04/12/2025

Ustaad Nuur iyo kalmadiisa xaflada maamuuska macalin soomaaliyeed.

20/10/2025

Tacsi Tiiraanyo leh !!!

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun !!!

Dhammaan maamulka, macalimiinta, iyo ardayda dugsiga hoose dhexe sare ee Rayaan waxay tacsi taaraanyo leh u diraayaan maamulaha guud ee dugsiga ustaad Salah Abdi iyo dhamaan reer cabdi mohamed iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ardayda qaali inagu ahaa Aisha Abdi mohamed oo ku ay ku timid Geeri xanuun badan oo ahayd hooyo sagaal bilood ah 😭😭😭😭😭

Waxan leenahay Samir iyo iimaan allah naga wada siiyo, janada fardowso allah ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Photos from Rayaan Primary And Secondary School's post 20/08/2025

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 19 August 2025 waxaa lasoo gunaanaday tartankii kubada cagta ee u dhexeeyey fasalada dugsiga,ciyaar adag u dhexeysay fasalada form 1A iyo FORM 2B ayaa kusoo idlaatay 6:1 goolal ah oo ay guushu raacday fasalka form 1A.

20/08/2025

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 19 August 2025 waxaa lasoo gunaanaday tartankii kubada cagta ee u dhexeeyey fasalada dugsiga,ciyaar adag u dhexeysay fasalada form 1A iyo FORM 2B ayaa kusoo idlaatay 6:1 goolal ah oo ay guushu raacday fasalka form 1A.

Photos from Rayaan Primary And Secondary School's post 19/08/2025

Hambalyo markiina sawdo warsame,Rowdo Cali iyo fardowso siciid. Kaalimihiina sare ee natiijada guud ee imtixaanka

Photos from Rayaan Primary And Secondary School's post 19/08/2025

Kaalimaha 5aad iyo 6aad ee natiijada guud.
Hambalyo Yusro,Aden,iyo Seynab.

Photos from Rayaan Primary And Secondary School's post 19/08/2025

Hambalyo safio iyo maida 3aad iyo 4aad natiijada guud ee dugsiga.

Photos from Rayaan Primary And Secondary School's post 18/08/2025

Hambalyo iyo bogaadin Abdijaliil Abdullahi iyo Riyaaq Aden oo kaalimaha h**e ka galay natiijada guud ee imtixaanka dugsiga.

Photos from Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir's post 17/08/2025
14/08/2025

Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxa ay u hambalyeynayaan ardayda fasalka 8aad oo dhammaantood wada gudbay. Waxaa aan leenahay hambalyo guusha aad gaarteen.

Halgankii adkaa iyo
hawshii aad soo marteen
Haddaad mirihii haysaan".

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Warshadaha
Mogadishu

Opening Hours

06:00 - 18:00