Rayaan Primary And Secondary School

Rayaan Primary And Secondary School RAYAAN primary and secondary school is non profit formal school in Mogadishu, Somalia. Its mission is to enhance level of education to children.

10/12/2025

Qiimaha macalin ka arday cabdirashiid Axmed Cali

Sawirada xaflada Maamuuska macalin
05/12/2025

Sawirada xaflada Maamuuska macalin

04/12/2025

Ustaad Nuur iyo kalmadiisa xaflada maamuuska macalin soomaaliyeed.

Tacsi Tiiraanyo leh !!!Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun !!!Dhammaan maamulka, macalimiinta, iyo ardayda dugsiga hoos...
20/10/2025

Tacsi Tiiraanyo leh !!!

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun !!!

Dhammaan maamulka, macalimiinta, iyo ardayda dugsiga hoose dhexe sare ee Rayaan waxay tacsi taaraanyo leh u diraayaan maamulaha guud ee dugsiga ustaad Salah Abdi iyo dhamaan reer cabdi mohamed iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ardayda qaali inagu ahaa Aisha Abdi mohamed oo ku ay ku timid Geeri xanuun badan oo ahayd hooyo sagaal bilood ah 😭😭😭😭😭

Waxan leenahay Samir iyo iimaan allah naga wada siiyo, janada fardowso allah ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd  19 August 2025 waxaa lasoo gunaanaday tartankii kubada cagta ee u dhexeeyey fasalad...
20/08/2025

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 19 August 2025 waxaa lasoo gunaanaday tartankii kubada cagta ee u dhexeeyey fasalada dugsiga,ciyaar adag u dhexeysay fasalada form 1A iyo FORM 2B ayaa kusoo idlaatay 6:1 goolal ah oo ay guushu raacday fasalka form 1A.

20/08/2025

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 19 August 2025 waxaa lasoo gunaanaday tartankii kubada cagta ee u dhexeeyey fasalada dugsiga,ciyaar adag u dhexeysay fasalada form 1A iyo FORM 2B ayaa kusoo idlaatay 6:1 goolal ah oo ay guushu raacday fasalka form 1A.

Hambalyo markiina sawdo warsame,Rowdo Cali iyo fardowso siciid. Kaalimihiina sare ee natiijada guud ee imtixaanka
19/08/2025

Hambalyo markiina sawdo warsame,Rowdo Cali iyo fardowso siciid. Kaalimihiina sare ee natiijada guud ee imtixaanka

Kaalimaha 5aad iyo 6aad ee natiijada guud.Hambalyo Yusro,Aden,iyo Seynab.
19/08/2025

Kaalimaha 5aad iyo 6aad ee natiijada guud.
Hambalyo Yusro,Aden,iyo Seynab.

Hambalyo safio iyo maida 3aad iyo 4aad natiijada guud ee dugsiga.
19/08/2025

Hambalyo safio iyo maida 3aad iyo 4aad natiijada guud ee dugsiga.

Hambalyo iyo bogaadin Abdijaliil Abdullahi iyo Riyaaq Aden oo kaalimaha h**e ka galay natiijada guud ee imtixaanka dugsi...
18/08/2025

Hambalyo iyo bogaadin Abdijaliil Abdullahi iyo Riyaaq Aden oo kaalimaha h**e ka galay natiijada guud ee imtixaanka dugsiga.

17/08/2025
Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxa ay u hambalyeynayaan ardayda fasalka  8aad oo dhammaantood wada gudbay. Waxaa aa...
14/08/2025

Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxa ay u hambalyeynayaan ardayda fasalka 8aad oo dhammaantood wada gudbay. Waxaa aan leenahay hambalyo guusha aad gaarteen.

Halgankii adkaa iyo
hawshii aad soo marteen
Haddaad mirihii haysaan".

Address

Warshadaha
Mogadishu

Opening Hours

06:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rayaan Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category