Dr Yusuf Mohamud Haile

Dr Yusuf Mohamud Haile

Share

Dr Yusuf Mohamud Haile, MD
a board certified General surgeon
Dedicated to provide safe, compassionate and advanced surgical care.

With expertise minimal invasive, emergency and gastrointestinal surgeries.

05/08/2026

Wacyigelin caafimaad
Drcabdiraxman Cumar Geedi
Yusuf Mohamud Hayle

05/08/2026

Wacyigelin caafimaad
Drcabdiraxman Cumar Geedi Yusuf Mohamud Hayle

02/08/2026

Jaboulay procedure for hydrocelectomy ✅
Alhamdulilah bukankeena si Nabad Ah ayuu gurigisa u aaday qaliinka kadib. Nagusoo booqo Jubba Hospital Hadii aad qabtid Xaalado u baahan qaliinka guud.

23/07/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan kusoo biiro Isbitaalka Jubba Drcabdiraxman Cumar Geedi

17/07/2026

Waxaan idin kugu bishaareenena in Isbitaalka taqasusiga ee Jubba uu kuu qabanaayo ololo qaliimada guud oo lacag la’aan ah.
Fadlan hadii aad u baahantahay adeegyada qaliimada guud oo lacag la’aan Ah fadlan nagu soo booqo Isbitaalka jubba oo ku yaala degmada shibis agagaarka isgooska jubba ama nagala soo xiriir nambarada shaashada ka muuqda. Mahadsanidiin

Photos from Dr Yusuf Mohamud Haile's post 21/05/2022

Waa maxay cudurka Monkeypox ?

Monkeypox (Furuqa daanyeerrada), waa cudur uu keeno il-ma'aragga viruska oo qayb ka ah Orthopoxvirus genus, qoys ahaanna raacsan famil-ka Poxviridae. Monkeypox Waa cudur virus ah oo ku dhaca xayawaaanka, u na gudba banii-aadamka (zoonotic disease). Waxaa badanaana lagu arkay keymaha Afrikada dhexe iyo Afrikada galbeed.

Monkeypox calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qandho, nabarro afka biyo iyo malax ku sita iyo qanjirro-barar (fever, rash and swollen lymph nodes). Monkeypox badanaa waa cudur si iskiis ah looga bogsado muddo 2 ilaa 4 toddobaad gudahood ah (self-limited disease with the symptoms lasting from 2 to 4 weeks).

Xaalado aad u daran ayaa dhici kara mararka qaarkood oo dhimasho keeni kara (Severe complicated cases can occur). Monkeypox wuxuu ku gudbaa taabashada qof ama xayawaan qaba cudurka. Calaamadaha lagu garto waxay u eg yihiin calaamadaha cudurka furuqa oo dunida hadda ka hor laga dabarjaray, iyada oo la isticmaalay Tallaal, xaaladdii ugu danbaysay ee cudurka furuqa guud ahaan caalamka waxaa lagu arkay soomaaliya gaar ahaan Shabeelada Hoose.

Monkeypox waa ka faafid yar yahay, waana ka dhimasho yar yahay marka loo eego cudurkii furuqa ( smallpox). Monkeypox Waxaa looga hortagaa Tallaalkii cudurka furuqa lagu dabarjaray, kuwa cusubna hadda ayaa loo helay. Sidoo kale waxaa dhowaan la helay daawooyin la gu la tacaalo xaaladaha cudurkaan uu soo rito.

Fadlan aan feerjignaan muujinno si aan uga badbaadno cudurkaan oo maalmahaan dunida aadka ugu faaafay.

Xigasho: WHO
https://www.who.int/news-room/fact-sheets/detail/monkeypox

Photos from Dr Yusuf Mohamud Haile's post 08/03/2022

Always avoid metals near the MRI machine!!!

28/02/2022

How to insert nasogastric tube??

28/02/2022

Be careful about water heater

03/01/2022

For fun

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Banadir Region
Mogadishu