14/12/2025
Ma tahay Arday barta Sharciga ama doonaya inuu wax ka ogaado sharciga?
Koorsada LAW 101 waxay ku dhex geyn doontaa dunida mabaadi'da iyo nidaamyada sharciga Koorsadani waxay ku habboon tahay Ardayda billowga ah iyo xirfadlayaasha doonaya inay fahmaan ujeeddada sharciga iyo sida loo adeegsado.
Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
✅Fikradaha Sharciga: Qeexitaankiisa, Astaamihiisa, iyo shaqadiisa.
✅Laamaha muhiimka ah sida sharciga Ciqaabta, Madaniga, iyo Dastuurka.
✅Fahanka Xuquuqaha iyo muhiimaddooda
✅Asalka iyo horumarka nidaamyada sharciga.
✅Helidda aragtiyo ku saabsan nidaamyada maxkamadaha Soomaaliyeed iyo awoodda maxkamadaha.
Iska diiwaangeli maanta oo dhis Aasaas sharci adag.