SYL Primary & Secondary School

SYL  Primary & Secondary School

Share

Good Talents and Good Managements/SYL school

21/11/2022

A/rixman A/waaxid muqtaar oo ka mid ah ardeyda SYL Part 7 oo soo jeediyey qudbad kooban oo uu uga hadlay Mudnanta uu macalinku ku dhexleyahay Bulshada

Xaflada Qeybteda 5 aad #

21/11/2022

Nasro Hassan Ali oo ka mid ah ardeyda SYL Part 7 oo soo jeedisey gabay Kooban oo ku sabsan qiimaha Macalinka

Xaflada Qeybteda 5 aad #

21/11/2022

Xaflada Qeybteda hadiyad siinta macalimiinta.

Qeybtii 4aad #

21/11/2022

Ustd Abdinasir Abdirahman (Shacir ) oo ka mid ah Macaliminta wax ka Dhiga Iskulka SYL Part 7 oo soo jeediyey gabey ku sabsan Ahmiyada macalinku ku leeyahay Bulshada.
Qeybteda 3 aad #

21/11/2022

Mohamed Tahlil Adan oo ka mid ah ardeyda SYL Part 7 oo soo jeediyey qudbad kooban oo ku sabsan 21 Nov
Xaflada Qeybteda 2 aad #

21/11/2022

Hambalyo dhamaan macalimiinta soomaaliyeed, gaar ahaan macalimiinta S.Y.L schools Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 21Nov xaflad maamuuskeedu aad u sareeyo lagu qabtay Schoolka S.Y.L PART 7 Asluubta.

QEBTA 1AAD # EE XAFLADA.

23/07/2019

Maamulka Mu'assada iyo dhamaan Maamul, MacalimiiN waxey Hambalyo iyo Farxada LA wadagayaan Shamsudiin Mohamed ali Yusuf. Oo kalinta 6aad ka galay Imtixaan Shahaadiga ee Dowlada.

Photos from SYL  Primary & Secondary School's post 17/07/2019

Maamulka . Macalimiinta ee _SYL waxey u Hambalyo u dirayaan farxadana la wadaagayan. dhameysatay D.Sare. ilaah haka dhiga waxa ad barateen. Mid waxtara Naftina iyo Umada Somaliyed. Tubta gushaad cagta Saarteen Ku caraabiya.

Photos from SYL  Primary & Secondary School's post 17/05/2019

Xaflada Fasalda ku guuleystay Aqooneedkii 2018-2019. Iyo Qeymeyntii Fasaladii Ku guuleystay. Hambalyo horuman wacan inshalah.

21/04/2019
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Asluubta, Dharkeyley/
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00