Maanta waa dhammaadka marxalad yar…
Laakiin waa bilowga mustaqbal weyn.
Waxaan rajaynaynaa in sannadaha soo socda aan aragno qaar idinka mid ah oo noqda dhaqaatiir, macallimiin, injineerro, culimo, iyo hoggaamiyeyaal bulshada anfaca.
Hambalyo carruurteenna qaaliga ah.❤️❤️👏🏻👏🏻
Hambalyo waalidiinta.❤️👏🏻
Hambalyo macallimiinta. 👏🏻❤️
ABC Daycare and Kindergarten
waa xannaano carruureed taasoo ka koobaan Daycare iyo Kindegarten isku dhafan Da'da carruurta 2–6
🎓🌟 Hambalyo Ardayda Xannaanadeenna Qaaliga ah! 🌟🎓
Maanta waa maalin gaar ah oo ay ka buuxdo farxad, sharaf iyo guul. Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardaydeenna qalin-jabiyay ee soo dhammeystay marxaladdooda xannaanada.
Waxaan ku faraxsanahay korriinkiinna, dadaalkiinna iyo horumarka aad gaadheen. Maanta waxaad qaadaysaan tallaabo cusub oo idin gaarsiin doonta mustaqbal ifaya.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, barwaaqo iyo aqoon sii kordhaysa. Mar walba xannaanadiinnu way idinku faani doontaa. ❤️
Maanta waa dhammaadka marxalad yar…
Laakiin waa bilowga mustaqbal weyn.
🎉 Hambalyo Qalin-jabinta Ardayda Daycare-ka! 🎉
🎓✨ Hambalyo Ardaydeena Qaaliga ah! ✨🎓
Maanta waa maalin farxad iyo guul noo ah. Waxaan ku hambalyeynaynaa dhammaan ardaydeena qalin-jabiyay dadaalkooda, kartidooda, iyo horumarkooda cajiibka ah.
Waxaan ku faanaynaa tallaabada quruxda badan ee ay u qaadayaan mustaqbalkooda. Mahad gaar ah waxaan u direynaa waalidiinta nagu aamintay ubadkooda iyo macallimiintii dadaalka badan gelisay korintooda iyo waxbarashadooda.
Guushiinnu waa guusheenna. Hambalyo qalin-jabinta 2026! 🎉❤️
27/02/2025
Carwada Hooyada & Caruurta
Mahdsanidiin KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta
waxaan ku faraxsanahay inaan waqti qurux badan la qaadano caruurteena quruxda badan oo aan u abuurno xasuuso qurux badan oo ay ku jirto barashada dhaqankooda iyo deegaankooda.
Kindergarten trip 🐎🐪🌿🫑🥒🥬
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
WADNAHA
Mogadishu