African professional training and consultancy center

African professional training and consultancy center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from African professional training and consultancy center, Education, Maka almukarama Street, Shabelle Tower Waaberi district, Mogadishu.

15/09/2018

Wargellin.

Dhamaan Dadkii iska soo diiwan galiyay tobobarkii Human Resource Management ee qabsoomayay 15/09/2018 waxaan Ku wargelinaynaa inuu baaqday gadaalna aan kasoo sheegi doonno Wakhtiga Uu qabsoomayo.

Dhamaan Dadkii nasoo wacay kuwii is diiwaan Galiyay Aad Baan ugu mahadcelinaynaa.

Wabilaahi Towfiiq.

07/09/2018

Course: Human Resource Management (Recruitment & Appraisal)
Number of days📅: 3 (15 -17 September, 2018)
Time:🕞 3:30pm to 🕠 5:30pm
Course fee: $20 (per individual)
Certificate: Yes ✔
Senior Lecturer: M.A Abdoo Fuad.
Location: @ Furaat Hotel.
Registration: Open ( Please contact ☎️617012279)
Facilitated by: APTAC - Mogadishu

06/09/2018

Xarunta tobabaradda iyo la talinta ee AFRICAN waxay kuu diyaarisay tobobar socon doonna sadex maalmood Oo ah Human Resource Management tobobarku wuxuu ka dhacaya Furaat Hotel 15/09/2018 ilaa 18/09/2018 wuxuu ku yaala isgoyska shaqaalaha.

FG:is qoristu way furan tahay tiradda dadka ee kasoo qayb galayaanna waa xadidan yihiin waxaan rajaynayna inaad mid ka mid ah noqotid.

African Professional training and consultancy center would like to inform you that we are going to conduct a workshop on Human Resource Management , the workshop will take place at Furaat Hote 15/09/2018 up to 18/09/2018.

FYI: The registration is open and number of the participants will be limited, hope you will be one of them.

Facilitator: Abdoo Fuad Aden.
M.A Human Resource Management

Best wishes

Photos 03/05/2018

Dhawaan waxaan soo wadnaa training kor u qaadaya khibradaadda iyo waliba waayo aragnimaddaada.Hadaba ma tahay qof raba inu dhiso aqoontiisa iyo waliba garashaddiisa Fadlan ku xidhnow pagekan.

04/04/2018

During 2nd April 2018 African Professional Training and Consultancy centre conducted one day training on (positive Attitude Towards Life and Success) for more than 100 students.

Prof.Mohamed Muse Mataan oo siminaarkan bixinayay wuxuu shahaadda heerka labaad ka haystaa xidhiidhka caalamiga iyo diblomaasiyadda(international relations and diplomacy) waanna bare wax ka dhiga jaamacaddaha dalka,Ardaydii madashaas joogtayna aad bay uga faa’idaysteen.

African Professional Training And Consultancy Centre(Aptacc) waxay mar walba u taagan tahay kor u qaadidda xirfadda,dhiirigalinta,aqoonta dhalinyaradda somaliyeed iyaddo siin doonta siminaaro ku Filan.

Photos 02/04/2018

Happening now.

Photos 29/03/2018

Maku Sugan tahay muqdisho:

Ha seegin tababbar hal maalin socon doonna oo aan ku qabanayno muqdisho 03 Bisha April (positive attitude towards life success).
Fadlan Iska diiwaan geli Xarunta African Professional Training And Consultancy Centre.

Shabelle Tower:call 0616460474/0617012279
in Mogadishu.

Photos 28/03/2018

Maku Sugan tahay muqdisho:

Ha seegin tababbar hal maalin socon doonna oo aan ku qabanayno muqdisho 03 Bisha April (positive attitude towards life success).
Fadlan Iska diiwaan geli Xarunta African Professional Training And Consultancy Centre.

Shabelle Tower:call 0616460474/0617012279
in Mogadishu.

Photos 13/03/2018

Aptac:

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Maka Almukarama Street, Shabelle Tower Waaberi District
Mogadishu
NA