Minbar Online Academy

Minbar Online Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Minbar Online Academy, School, Mogadishu Somali, Mogadishu.

Minbar Online Academy : Waa Akademiyad lagu Barto Cilmiga qaybihiisa kala duwan Waxaa Xarunta Wax kadhiga Macalimiin Khibrad U leh Maadooyinka ay dhigayaan waxaan kuu balanqaadeynaa Waxbarasho Tayo leh.Nagu soobiir oo nala Guuleyso

18/12/2025

Waxaan dib u bilaabeynaa koorsooyinkii aad horay nooga barateen insha allh.

12/11/2024

Kubaro Qoraalka Af-soomaliga Muddo kooban wixii Faah'Faahin Nagala soo xidhiidh Numberka hoose ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
+25261 4401113.

28/09/2024

Kubaro Cilaanka/Xinnaha Si Online ah
Iska diiwaan-Geli Whatsappka Hoose๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
+25261 4401113.

 Waxaan Qaadanaynaa gabar si Online ah Casharada Xinnaha kudhigi karta  19-23 September ayuu ku egyahay Codsiga Kuna soo...
19/09/2024


Waxaan Qaadanaynaa gabar si Online ah Casharada Xinnaha kudhigi karta
19-23 September ayuu ku egyahay Codsiga
Kuna soo dir CV gaaga Whatsappka Hoose๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡Whatsapp +252682610877.

30/07/2024

Kubaro farqurxinta Soomaliga hal bil
โ—Casharo Full Ah
โ—3 Book
Kaliya Iska bixi $5 oo is diiwaangelin ah.
Whatsapp/Call 61 4401113 ama Guji๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
http://wa.me/+252614401113.

06/05/2024

Baro Quraanka Kariimka adiga oo jooga Gurigaaga Dal iyo Dibad
Wixii faah-faahin ah nagala Soo xiriir
+25261 8329020
https://wa.me/+252618329020 ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

30/10/2023

Bishaaro
Waxaan qaadanaynaa arday cusub oo baranaysa Qur'aanka kariimka
โ—Qoysas
โ—Gabdhaha isku xiran
โ—Dal iyo Dibad

Wixii Faahfaahin ah Nagala soo Xidhiidh:
+2526 8 4 8 0 1 6 3 5..

Qaar kamid Ah baraatikada Gabdhaha baranaya Cilaan saarka adigana waad nala bilaabi kartaa bishaan.Kusoo dhowoow Minbar ...
30/08/2023

Qaar kamid Ah baraatikada Gabdhaha baranaya Cilaan saarka adigana waad nala bilaabi kartaa bishaan.
Kusoo dhowoow Minbar Online Academy

Address

Mogadishu Somali
Mogadishu

Telephone

+252618329020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Minbar Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Minbar Online Academy:

Shortcuts

Share

Category