24/08/2026
Wanaaggu wuxuu quruxdiisa leeyahay marka la isugu gudbiyo qalbi furan iyo niyad wanaagsan.
Abaalmarinta ugu wanaagsan waa wanaagga aad dadka u sameyso
Machadka Barashada Qur’aanka kariimka ee
AL-Iqraa
Machadka Al iqraa ee darsadka quraanka waxaa loo aas aasay Sara uqaadida
Heerka Xifdinta quraanka karimka
Iyo ku dhawaqidiisa saxda ah iyo inuu ka kaafiyo guud ahaan bulsha weynta Soomaaliyeed wax walba oo la Xiriira quraanka kariimka iyo culumtiisa
machadka Al iqraa kabaro:
* Xifdiga Quraanka
* Sixida Carabka
*Farbarka
* 10 Qiro
machadka Al iqraa sidoo kale waxaa ka helee:
** ijaazada 10ka qiro
* ijaazada jazariyaha & tuxfaha qofka xifdiyaa
24/08/2026
Wanaaggu wuxuu quruxdiisa leeyahay marka la isugu gudbiyo qalbi furan iyo niyad wanaagsan.
Abaalmarinta ugu wanaagsan waa wanaagga aad dadka u sameyso
22/08/2026
Machadka Al-Iqraa
xaflad lagu maamusayey arday dhameysatay Tasxiixa iyo farbarka Ee Ka Aflaxday Machadka Al-Iqraa Qeebtiisa Suuq Bacaad. Ayla lagu qabaty hoolka Tayo ee degmada yaaqshiid
18/08/2026
Xafladda Dufcadda 6aad Ee Ka Aflaxday Machadka Al-Iqraa Qeebtiisa Suuq Bacaad.
18/08/2026
Q5
Xaflada Dufcadda 6aad Machadka Al-Iqra
Faraciisa Suuq-Bacaad
Asiil Media
18/08/2026
Xafladda Dufcadda 6aad Ee Ka Aflaxday Machadka Al-Iqraa Qeebtiisa Suuq Bacaad.
Dayip Group .
18/08/2026
Q4
Xaflada Dufcadda 6aad Machadka Al-Iqra
Faraciisa Suuq-Bacaad
Asiil Media
18/08/2026
Q3
Xaflada Dufcadda 6aad Machadka Al-Iqra
Faraciisa Suuq-Bacaad
Asiil Media
Machadka Al-Iqraa
18/08/2026
Q2
Xaflada Dufcadda 6aad Machadka Al-Iqra
Faraciisa Suuq-Bacaad
Asiil Media
Machadka Al-Iqraa