Al-naafic Primary and Secondary School

Al-naafic Primary and Secondary School iskuulka Al.naafic iyo maamule cabdinasir maxamed axmed wexee diyaar idinku yahiin tacliin iyo tarbiyo wanagsan

ALX waan wada guulesanay hadii aan nahne reer Al.naafic.waxaa mahadaas iska leh ALLE kasakow.maclimiintawaaladiintamaamu...
15/08/2026

ALX waan wada guulesanay hadii aan nahne reer Al.naafic.

waxaa mahadaas iska leh ALLE kasakow.

maclimiinta
waaladiinta
maamulka
iyo
arday

istaas iskaashigooda iyo wada shaqeyn tooda ayaa lagu gaaray.

ardaydeenaay waxaa idin leenahne safar salaama nolol cusub ayaa idin bilaabatay mnta laga bilow waxad noqoteen dad mas uuliyiin ah oo wax walbo lagu aamini karo xilne qaadi karo.

waxan niiga ogahay aqlaaqdii wanagsaned iyo bulsho ladhaqankii wacnaay inaad h**e usii wadaan .

guulesto marwalbo inshaa ALLAH

πŸŽ“ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO πŸŽ“Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Al-Naafic waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan ...
09/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO πŸŽ“

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Al-Naafic waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan ardayda fasalka 8aad ee ku guuleystay imtixaanka shahaadiga ah.

Guushan aad gaartay waa mid ka dhalatay dadaalkiinna, adkeysigiinna, iyo taageerada waalidiintiinna iyo macallimiintiinna.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon kororsi iyo guulo waaweyn oo aad ka gaartaan marxaladaha waxbarasho ee idin soo socda. πŸŒŸπŸ“š

Hambalyo dhammaantiin!
Hambalyo Fasalka 8aad! πŸŽ“πŸ‘

Maamulka iyo Macallimiinta
Dugsiga Al-Naafic

Sanad-dugsiyeedka: 2025–2026

24/06/2026

KOOORSADA LABADA BIL EE LUUQADDA INGIRIISIGA

πŸ“š Ku baro luuqadda Ingiriisiga si fudud oo habaysan.

βœ… Basic Level – Bilow aasaaska luuqadda Ingiriisiga
βœ… Intermediate Level – Horumari xirfadaha hadalka iyo qoraalka
βœ… Grammar – Baro xeerarka naxwaha Ingiriisiga

🎯 Casharro tayo leh oo uu bixiyo macallin qibrad leh
🎯 Kor u qaad aqoontaada, waxbarashadaada iyo fursadahaaga shaqo

πŸ“… Bilowga Koorsada: 27 June 2026
πŸ“ Goobta: AL-NAAFIC PRIMARY & SECONDARY SCHOOL
πŸ‘¨β€πŸ« Macallinka: Mohamed Salman Afan
🏫 Qaabka: Offline

"Learn English Today, Build Your Future Tomorrow!"

WAXAA HAMBALYO FARXAD LEH HALKAAN UGU DIREENAA ARDAYDEENA IYO ARDAYDA SOMAALIYEED OO SHALAY USOO IDLAADAY IMTIXAANKA SHA...
19/06/2026

WAXAA HAMBALYO FARXAD LEH HALKAAN UGU DIREENAA ARDAYDEENA IYO ARDAYDA SOMAALIYEED OO SHALAY USOO IDLAADAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AHAA EE FASALKA 8AAD.

WAXAA ALLE IDINKA BARYAYAA INAAD WADA GUULESATAAN.

INSHAA ALLAH NOOSOO NOQDA IDINKOO AH FASALKA [ F1 ] EE DUGSIGA SARE.

CIID WANAGSAN DHAMMAAN EHELKA AL.NAAFIC IYO SOOMAALIDA OO DHAN.ILLAH HANAGA AQBALO ACMAASHEENII RAMADAANKA
20/03/2026

CIID WANAGSAN DHAMMAAN EHELKA AL.NAAFIC IYO SOOMAALIDA OO DHAN.

ILLAH HANAGA AQBALO ACMAASHEENII RAMADAANKA

Hambalyo dhammaan maclimiinta soomaaliyeed
21/11/2025

Hambalyo dhammaan maclimiinta soomaaliyeed

JIMCO MUBAARAK
07/11/2025

JIMCO MUBAARAK

HAMBALYO  OO FASALKA F2  EE DUGSIGA SARE KAGALAY KAALINTA 1AAD IMTIXAANKII K**A DAMBEESTA AHAAY EE SANAD DUGSIYEEDKA 202...
29/08/2025

HAMBALYO

OO FASALKA F2 EE DUGSIGA SARE KAGALAY

KAALINTA 1AAD IMTIXAANKII K**A

DAMBEESTA AHAAY EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024-2025.

MUSTAQBALKAAGA ALLE HAKA DHIGO MID IFO

GUUL WACAN, HALKAA KASII WAD DADAALKAGA.

HAMBALYO  OO FASALKA F2  EE DUGSIGA SARE KAGASHAY KAALINTA 2AAD IMTIXAANKII K**A DAMBEESTA AHAAY EE SANAD DUGSIYEEDKA 20...
29/08/2025

HAMBALYO

OO FASALKA F2 EE DUGSIGA SARE KAGASHAY

KAALINTA 2AAD IMTIXAANKII K**A

DAMBEESTA AHAAY EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024-2025.

MUSTAQBALKAAGA ALLE HAKA DHIGO MID IFO

GUUL WACAN, HALKAA KASII WAD DADAALKAGA.

HAMBALYO  OO FASALKA F2  EE DUGSIGA SARE KAGALAY KAALINTA 3AAD IMTIXAANKII K**A DAMBEESTA AHAAY EE SANAD DUGSIYEEDKA 202...
29/08/2025

HAMBALYO

OO FASALKA F2 EE DUGSIGA SARE KAGALAY

KAALINTA 3AAD IMTIXAANKII K**A

DAMBEESTA AHAAY EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024-2025.

MUSTAQBALKAAGA ALLE HAKA DHIGO MID IFO

GUUL WACAN, HALKAA KASII WAD DADAALKAGA.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-naafic Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category