11/01/2026
Taamid Medical Academy waxa uu bixinayaa koorso gaaban oo ku saabsan Research Methodology by Practice.
Fadlan iska diiwaan geli halkan hoose
Taamid Medical Academy waxa uu ku yaalaa Magaalada Muqdisho, degmada dharkeynley dhabarka danbe ee
11/01/2026
Taamid Medical Academy waxa uu bixinayaa koorso gaaban oo ku saabsan Research Methodology by Practice.
Fadlan iska diiwaan geli halkan hoose
Dr Abdullahi Suleiman Hassan
24/07/2024
Ogaysiis
dhamaan ardayda soomaaliyeed waxa la ogaysiinayaa in taamid Medical Academy uu bilaabayo fasalo oo ah maadada Midwifery, Clases xiliyada Full Time iyo Part time
xiisadaha waxa lagu qaadanaa Jaamacada
26/06/2024
Taamid Medical Academy waxa uu qabanayaa Seminar ciwaankiisu yahay Diabetes Mellitus, seminar ka waxa lagu qabanaa Hoolka jaamacada Global University. Hadii aaad diyaar tahay fadlan iska Diiwaan geli Linkiga.
https://forms.gle/UVyvUELUe3UaAFQLA
Ruuxaan Tacllin Baran Tuugsiga Ma Daayo
29/01/2024
Dhamaan ardayda daneenaaya in lala Diyaariyo ama Loo Diyaariyo Buuga Qalin Jabinta(Thesis-ka) Bachelor ka ama Master ka ee ku guda jira diyaarunta buuga, waxaan ka caawin doona Qeybaha kala duwan ee Research Book si aad ugu gudubto darajada sare ee aad hamineyso insha allaah.
waxaa hada socoto qabashada codsiyada buuga, Nagu soo Booqo Xarunteena oo ku Taala Degmada Hodan gaar ahaan isgoyska KPP, faafaahin nagala soo xiriiir whatsapp ama wac 61 4090623/615987822
Ruuxaan Tacliin Baran Tuugsiga Ma Daayo
24/02/2023
Hambalyo Dufcada 16aad ee Taamid Medical Academy
Xaflad qalin badalasho ah dufcada 16ad ee Taamid Medical Academy ayaa lagu qabtay Hoolka Beerta Banaadir ee magaalada muqdisho maalinimadii talaaadada 21 February 2023
Xaflada oo Ay Ku qalin badalanayeen Arday dhamaysay culuumta caaafimaadka, xafada waxa lasoo qayb galay Marti sharaf qaybaheeda kala duwan
Ugu danbayn xaflada waxa soo xiray maamulaha guud ee Taamid Medical Academy Dr Abdullahi Suleiman Hassan
Ruuxaan Tacliin Baran Tuugsiga Ma daayo
Maamulaha Taamid Medical Academy qaybta Degmada Qansax dheere Dr Ibrahim Abdow
Ruuxaan Tacliin Baran Tuugsiga Ma Daayo
25/12/2022
Xarunta Taamid Medical Academy waxa lagu soo gabagabeeyay SEMINAR Reporing cases on M C H waxana ka faa'idaystay ardayda TMA.
Hoyga barashada iyo tababarka culuumta caafimaadka ee Taamid Medical Academy
Ruuxaan Tacliin Baran Tuugsiga Ma Daayo
07/11/2022
Xarunta Taamid Medical Academy waxa lagu soo gabagabeeyay Seminar ku saabsanaaa
M C H Management waxana lagu soo gabagabeeyay hoyga culuumta caafimaadka.
Ruuxaan Tacliin Baran Tuugsiga Ma Daayo
27/09/2022
Bisha october waxan bilaabaynaa xiisadaha Research Methodology horay ugaar Hoyga aqoonta Culuumta caafimaadka ee Taamid Medical Academy
10/08/2022
First aid free ah ka faaidaysta fursadan horay ugaar hoyga Taamid Medical Academy
Russian Tacliin Baran Tuugsiga MA Daayo