19/10/2018
Dhamaan ardayda shaqodoonka haga faa'iideystaan www.Mogajobs.com shaqooyin kaliya muqdisho ah oo banaaan
Home - Mogadishu Employment Agency
Exemplary customer service, a benchmark for others to aspire to. The website has a highly accessible platform and a very…
06/11/2016
Shirkadda Whatsapp oo soo kordhisay Status Adeeg qoraaleed — Som IT News
Shirkadda Whatsapp oo ah mid kamid ah sadex shirkadood ee aduunka ugu weyn ee la iskugu diro fariimaha laguna wada… Sii akhri →
20/01/2016
Asc ardayda soomaaliyeed?
15/09/2015
sidee u aragtaa in ardayda soomaaliyeed macalimiin ajaanib ah wax u dhigaan ayadoo macalimiintii soomaaliyeed la heli karo oo afkooda wax ku baro ra'yigaaga waa muhiiim?
ayadoo waliba aan ognahay in macalimiintii ajaanibta noqdeen kuwo iskuulada iskugu faanayaan waqti xaadirkaan
13/09/2015
Waa buug aad u xiisa badan markaan aqriyey waxaan ogaadey waxbadan oo soomaalida ku saabsan adigane jaanis hadaad u hesho aqri.
Wax badan aqri si aad wax badan u ogaato
13/09/2015
Asc dhamaan ardayda soomaaliyeed