Horn Education & Health Services

Horn Education & Health Services

Share

Horn Education Hub waa hay'ad la talin dhanka waxbarashada oo caawisa ardayda iyo waalidiinta Soomaalida. Waxaan xiriir la leenahay hay'ado iyo jaamacado.

31/05/2018

Waxaan goordhow bilaabaynaa qeybtii labaad ee qiimeynta ardayda Soomaaliyeed ee daneyneysa deeqaha waxbarasho ee Turkey.

Faafaahinno dheeraad ah kala soo xiriir: 0615 514022 / +252 612 448044
Email: [email protected]

16/05/2018

Waxaa dib u firmaya qaadashada ardayda ajnabiga ee Jaamacadaha Turkey, iyadoo sannadkan Jaamacadda Antalya ay noqotay tan ugu qaadashada badan ardayda ajaaniibta ee ay Soomaalida ugu horreeyaan dhammaan jaamacadaha dalka Turkey.

Photos from Horn Education & Health Services's post 03/05/2018

FURSAD DADKA XANUUNKOODA GUDAHA WAX LOOGA QABAN WAAYO!.
Horn Education and Health Services, oo ah xafiis ka shaqeeya Muqdisho iyo Turkey ayaa diyaariyay adeeg dadka xannuunkooda gudaha dalka wax looga qaban waayo loogu qaadayo dalka Turkey si loogu soo daweeyo.
Xanuunada sida keliyaha, beerka, wadnaha, madaxa, dhalmo la'aanta, Kansarka, burooyinka, qalliinada culus ee uur ku jirta, indhaha, afka, sanka iyo dhegaha.

Horn Education and Health Services waxaad kala xiriir kartaa: Tell: 0615 514022 (Somalia) / WhatsApp number: +254 791 421 082/ 90552 219 96 68 (Turkey) Email: [email protected]

Photos from Horn Education & Health Services's post 02/05/2018

INTERNATIONAL STUDENT PORTFOLIO
Our international students bring various cultures, beliefs and lifestyles with themselves to our community, and they constitute 35 % of Antalya Bilim University’s student population. Having education in our University, which holds the highest rate of international student population in Turkey, will enable our students to have different vocational and social point of views. Furthermore, when our students enter a career in the international arena, they will have many contacts from different parts of the world.

01/05/2018

Many Somali students study nursing in Turkey.
Arday aad u tiro badan oo Soomaaliyeed ayaa culuumta kalkaalisanimada ka barta dalka Turkey.

Xafiiska Tala Bixinta Waxbarashada

25/04/2018
Photos from Horn Education & Health Services's post 25/04/2018

HAMBALYO ARDAYDA SOOMAALIYEED
Liiska ardaydii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ayaa waxaa codsiyadooda aqbalay Jaamacadda Antalya Bilim University ee dalka Turkey.
Ardaydan oo codsiyadooda ay gudbisay Horn Education and Health Services, ayaa waxay dhowaan u diyaar-garoobayaan inay safarkooda ugu ama-baxaan dalka Turkey si ay waxbarashadooda jaamacadeed u billaabaan.

Codsiyada kale waxay sii socon doonaan illaa 15/05/2018. Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir [email protected] ama wakiilka Somalia 0615514022/ WhatsApp +254791421082 / 90552 21996 68 (Turkey).

Photos from Fornaxhub's post 12/04/2018

Tartan xiise leh oo loo qabtay ardayda Kulliyadda Engineering ee Jaamacadda Antalya Bilim University ee Magaalada Antalya, Turkey.
Tartanka waxaa lagu soo bandhigay buundo [bridge] u sameysan qaabka Sphagetti oo ay ardayda hal-abuurkooda ku sameeyeen, taasoo katarjumeysa heerka waxbarashadooda!!

Photos from Antalya Bilim Üniversitesi's post 12/04/2018

Qaar ka mid ah macallimiinta iyo Maamulka Jaamacadda Antalya Bilim University oo ka qeybgalaya bandhigga 18aad ee Dalacsiinta Waxbarashada Sare.
Antalya Bilim University staff in 18 Higher Education Promotion and Education Fair.

11/04/2018

SOO CODSO KA HOR 15/05/2018, Kadibna hel deeq waxbarasho oo 50% ah dalka Turkey.
1- Business Administration
2- Economics
3- Civil Engineering
4- Computer Engineering
5- Industrial Engineering
6- Architecture
7- Political Science & International Relations
8- Law
9- Tourism and Hotel Management
10- Interior Architecture & Environmental Design

05/04/2018

Visa-yaasha Ardayda Waxbarashada ka Rabta Turkey
Visa-yaasha Dadka Xannuunsan ee u Baahan Isbitaallada Turkey
Visa-yaasha Dadka u baahan Dalxiis ama Shaqo inay ku Tagaan Turkey

Dhammaan adeegyadaasi Horn Education & Health Services ayaa kuu haysa. Maanta nala soo xiriir. 48 saac gudahood ayaan kuugu soo jawaabeynaa.
Tell: 0615 514022 (Muqdisho),
WhatsApp: +254 791 4210 82 (Nairobi)
Tell: 90552 219 9668 (Turkey)

03/04/2018

CODSIYADA OO FURAN ILLAA 15KA BISHA MAY 2018.
Jaamacadda Antalya waxay hadda qabaneysaa codsiyada ardayda dooneysa inay jaamacadda ku soo biiraan.
Soo dirso codsigaaga maanta, waxaan jawaabta ku heleysaa waxka yar 24 saac.
WhatsApp: +254 791421082, ama soo wac telefoonka Muqdisho 061551 4022.

Apply now to Antalya Bilim University to get a hold of the best scholarship offers! We are here to assist you in every step of the way. Let us help you as we have helped many others to reach their goals! •

Deadline to apply for scholarships: 15 May, 2018

Send us your documents for evaluation: [email protected]

We will get back to you in less than 24hrs.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Taleh Street
Mogadishu