23/12/2022
University of Somalia - UNISO
This page is to get connected medical students at Uniso in a single network.
23/12/2022
University of Somalia - UNISO
24/10/2022
Hambalyo Dr. Elmi Qasim oo maanta kaalinta 2aad uga guulaystay Imtixaankii Hospitaalka Ordogan, sidoo kale Hambalyo Dhaqaatiirta kale ee guulaysatay.
17/10/2022
01/12/2021
Qeyb kamid ah dhaqaatiirta horay uga qalin jabisay Jaamacadda Somaliya- UNISO Dufcado kala duwan kuna mideysan Alumni Medicine ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa lagu gorfeeyay Shaqooyinka u yaala midowga dhaqaatiirta.
Jaamacadda Soomaaliya (Uniso) waxay ogeysiineysaa dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo dhamaan bahda caafimaadka inay keentay Postgraduate specialist programs (residency program) oo loogu tala galay in kor loogu qaado xirfada, aqoonta iyo anshaxa caafimaadka ee dhaktarka Soomaaliyeed.
is diinwaan galintu waxay ka socotaa xafiiska postgraduateka Jaamacadda oo ku yaal nawaaxiga ex:hotel amiira
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir: 615396891.
JIMCA WANAAGSAN.
23/05/2019
Waxaan maanta deeq lacag ah oo ay iska soo aruuriyeen Ardayda Jaamacadda Soomaaliya qeybaheda kala duwan la gaarsiinay dadka dan-yarta ah ee jiifa hosbitaalada Banaadir, Madiina iyo hosbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.
Wafdi ka socday maamulka, xafiiska arimaha ardayda iyo macalimiinta jaamacada ayaa gaaray isbitaalada.
Waxaan umahad celineynaa madaxda isbitaalada oo siwanaagsan noogu soodhaweeyay ee nala shaqeeyay inta aan hawsha ku guda jirnay.
Waa Xafladii qalinjibinta
Wax yar isha ku nuurso xafladii qalin jibinta e 12aad e Jaamacada Somalia
13/06/2018
Wasiirka waxbarashada ayaa daah furay Lab Casri ah, oo ay Jaamacadda Soomaaliya ugu tala gashay ardayda barata cilmiga caafimaadka.
wasiirka ayaa ku amaanay Jaamacadda sida ay kor ugu qaadeyso tayada waxbarshada dalka. dhinaca kale waxaa si diiran u soo dhaweeyay ardayda kuliyadda caafimaadka.
13/06/2018
Waxaa booqasho ku yimid Jaamacadda Soomaaliya xarunteeda Dagmada H/wadaag Safiirka Turkiga u joogo dalka Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka hay'adda isku dubaridda deeqa Turkiga TIKA .
Mudanayaashaan ayaa xariga ka jaray Computer Lab oo ay dhawaan Hay'adda TIKA ugu deeqday Jaamacadda Soomaaliya.