09/01/2024
OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxan ogeysiineynaa ardayda jecel in ay noqdaan dhaqaatiirta mustaqbalka doonaya in uu wax kuso Barto dalka dibadiisa
Waxaan kuu haynaa scholarship kuliyada cafimaad ka (medicine) midka kamid ah jamacadaha ugu sareya Russia gaar ahaan caasimada Moscow.
Shuruudaha ardayga laga doanaya waa:
1. Passport
2. Shahaado dugsi sare
Somrussia waxay diyaar utahay in ay Dhameeystirto baahida ardayda somaliyed meel walbo oo ay kajogaan dunida
Fg: cadadka ardayda scholarship ka kafaideysan kara waa 3
Hadaad dooneysid in lagu caawiyo
laxidhiidh number ka hose
📲 Whatsapp 611 880439
📞 Call 611 880439
23/12/2023
DEEQ-WABARASHO OO HEERKA 2AAD AH (MASTERS DEGREE) taqasusyada kala duwan oo wadanka Russia bixinayo, fadlan apply gareeey hadiii aad daneyneyso darajada 2 aad oo taqasus ah master degree
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay halkan ku baahineysaa deeq-waxbarasho oo ka timid dalka Ruushka, taas oo ah heerka 2aad (Masters Degree).
F.G. Waxbarashadan waa kulliyadda Caafimaadka kaliya (Medicine and surgery). Codsiga waxa uu ku egyahay 25ka Diseember 2023.
Haddaba, si aad u codsato fadlan booqo linkiga hoose.
Waxaan rajeyneynaa in loo mareeeyn doono sida ugu wanagsan Ardayda ku soo baxdo boosaskaaas
Mahadsanidiin
https://scholarship.moe.gov.so/scholarship-apply/6ac4fff6-3177-44f5-84ac-016a4fbb1b5e?fbclid=IwAR23nUx_8J-UADxlRxx_j0-YGiqbvH-j9lgxSSeO1Bqwbf2LZyK83X0ItD0_aem_Aay9ELhyuQVQw03kUsc3o8TFQv79uzx9Q3SQ1UJnstZJs7D-6nKKCt1PTryXr5ylScU&mibextid=Zxz2cZ
scholarship.moe.gov.so
30/11/2023
Сегодня состоялось передачи 25 тысяч тонн пшеницей гуманитарная помощь российский Федерации для Сомалийского народа которая в данные момент нуждаются как никогда, мероприятии приняли участие посол России в Джибути Михаил Алексеевич Голованов и министерство внутренних дел Сомали Ахмед фикки в порту Сомали в Могадишо.
Россия, страна, богатая нефтью, оружием и пшеницей, Россия сегодня передала Сомали из 50 000 тонн пшеницы обещанных президенту РФ ПУТИН В.В 25 тыс тонн.
На встрече Россия-Африка 27 июля 2023 года, которая состоялась в Санкт-Петербурге, Россия, российское правительство простила правительстве Сомали долг в размере 684 миллионов долларов.
СПАСИБО РОССИЯ 🇸🇴🫱🏾🫲🏽🇷🇺
#РОССИЯСОМАЛИ
Contact somrussia office
Office Taleh, muqdisho
📞 611 880439
30/11/2023
Ruushka oo ah dal hodan ku ah Shidaalka, Hubka iyo Qamadiga
Ayaa somalia ugu deeqay 50k tan oo qamadi ah.
Shirkii Russia-africa 27July2023 ee kadhacay Casimada labaad ee dalka ruushka Saint Petersburg ayaa dowlada rushka kaga dhaaftay dowlada somalia lacag dhan $684 million, isla shirkaas ayaa Putin Soomaaliya iyo dadka somaliyed ee baahan ugu deeqay 50kun oo tan oo Qamadi ah,
Maanta ayaa markabka ugu horeeya oo wada 25kun oo tan ayaa laguso xiray dagada somalia ee muqdisho
Maanta ayaa ah mumaasabada lawareegida 25,000 tan, Safiirka Ruushka u fadhiya Jabuuti iyo Soomaaliya Ambassador Михаил Алексеевич Голованов ( Mikhail Alekseevich Golovanov ) ayaana kaqeybqaatay munasabada.
Contact somrussia office
Office Taleh, muqdisho
📞 611 880439
15/11/2023
Gudoomiyaha SOMRUSSIA
Dr.Adam Sheikh Said ayaa kulan muhiim ah la qaatay safiiirka wadanka Russia u fadhiya Djibouti Mudane mikhail golovanov kulankaasi oo ay ugu wada hadleen Arrimaha bulshada Sooomaaliyeed ee kaga baahanyahayihiin dalka Russia, sida ardayda doneysa waxbarashada, iyo xiriirada ganacsiga wadanka Russia iyo Somalia si loogu fududeeyo dalku galka, Gudoomiyaha ayaa si weyn u iftiimiyey baahida ardayda ee doneysa in kuso waxbartaan iyo caqabadaha ardayda ay lakulmaan inta ay kujiraan nidaamka xareynta waxbarashada, safiiirka oo ku hadlaya magaca Russia halkaasi ku balanqaaday in safaaradu ay waajibkeeda gudaneyso iyadoo dardargelineysa missana garab istaag u muujineysa muwaadiniinta Somaliyeed ee doonaysa in ay helaan dalkugalka Russia, gaar ahaan ardayda, Bukaanada, ganacsatada,
sidoo kalena ay safaaradu ay u heelantahay u adeegista bulshada somaliyeed iyo garab istageed.
Somrussia office contact;
Phone 📲 611 880439
Taleh,Mogadishu, Somalia
08/09/2023
SALAAMULLAH
DHAMAAN BULSHADA KU XIDHAN SOMRUSSIA FOUNDATION
JUMCA MUBAARAK🌹
Somrussia foundation waxay diyaar utahay in ay Dhameeystirto baahida ardayda somaliyed meel walbo oo ay kajogaan dunida
Takhasus walba aad xiiseysid waad inala wadaagi kartaa waxaana kaaga soo saari doonnaa jamacadaha ugu tayada Sareya dalka Russia kuna jiraan jamcadaha dunida ugu horeeya
Hadaad dooneysid in lagu caawiyo
laxidhiidh number ka hose
📲 Whatsapp 611 880439
📞 Call 611 880439
07/09/2023
𝑪𝒐𝒏𝒈𝒓𝒂𝒕𝒖𝒍𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏𝒔 Dear Dr Leila Yusuf
Waan ku faraxsanahay in aad si guul ah Kusoo dhamaysay diyaarintiii Takhasuska Obstetric and gynecology ee dalka Russia.
Waxaan hubnaa in aad wax badan dalka kusoo biirin doontid aqoontadana uga Faa’idayn doontid bulshada Soomaliyeed.
Guuul and congratulation✨⚡️💥
Mustaqbalka wanagsan ayaan ku leeenahay Drs Leylo oo ka mid aheyd ardyadii SOMRUSSIA 2020-2023
24/08/2023
Master the advanced science for a healthier future! Pursue DMLT/ BMLT at top-ranking Russian universities.
Contact somrussia office
https://wa.me/message/2YM4CMBHW5ZFC1
+252 611 880439
22/08/2023
Somrussia foundation waxay diyaar utahay in ay Dhameeystirto baahida ardayda somaliyed meel walbo oo ay kajogaan dunida
Takhasus walba aad xiiseysid waad inala wadaagi kartaa waxaana kaaga soo saari doonnaa jamacadaha ugu tayada Sareya dalka Russia kuna jiraan jamcadaha dunida ugu horeeya
Hadaad dooneysid in lagu caawiyo
laxidhiidh number ka hose
📲 Whatsapp 611 880439
📞 Call 611 880439
06/08/2023
SOMRUSSIA FOUNDATION
Waxaan hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee Ku guuleysatay imtixaanka shahaadiga Qaranka ee Fasalka 12 aad Dugsiga Sare, Sanad Dugsiyeedka 2022 – 2023
30/07/2023
Waxaa soo dhamaaday shirkii 2aad sanadka 2023 Summit RUSSIA-AFRICA, Somali waxa ugu qeyb galay Raisul wasaare ku ku xigeenka Salah Jama Somalia looga cafiyay deyn uu ku lahaa wadanka Russia
Sido kale shirka Russia-Africa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro mataleysay SOMRUSSIA oo muhimadu aheyd isku xerka Waxbarashda iyo ganacsiga Somalia iyo Russia si ay iskugu xeraan labada wadan
SOMRUSSIA waxa ay ku guuuleysatay isku xerka shirkado iyo jaamacado heshiiis wada saxiixday (MOU) si ay ugu wada shaqeyaan soo kobcinta xiriiirka labada wadan 🇸🇴🇷🇺