Jabuuti Primary & Secondary School

Jabuuti Primary & Secondary School Iskuul bixiya adeegayada waxbarashada heerarkeeda kala duwan

MACALINKU WAA HAGAHA BULSHADA
21/11/2025

MACALINKU WAA HAGAHA BULSHADA

21/11/2025

HAMBALYADA ARDAYDA EE MAALINKA MACALINKA

21 NOV MAALINKA MACALINKA SOOMAALIYEED                        MUDNAAN MACALIN BAA LEH
21/11/2025

21 NOV MAALINKA MACALINKA SOOMAALIYEED

MUDNAAN MACALIN BAA LEH

Taabuurka  Dugsiga oo ay ardayda ku xuseen Maalinka Calanka laguna so bandhigay Taariikhda iyo Maamuuska uu leeyahay Cal...
15/10/2025

Taabuurka Dugsiga oo ay ardayda ku xuseen Maalinka Calanka laguna so bandhigay Taariikhda iyo Maamuuska uu leeyahay Calankeena.

Waxaan Ardaydeena ku wargalinaynaa Bilaabashada Sanad Dugsiyeedka Cusub 2025/2026.
25/08/2025

Waxaan Ardaydeena ku wargalinaynaa Bilaabashada Sanad Dugsiyeedka Cusub 2025/2026.

HAMBALYO DHAMAAN MACALIMIINTA SOOMAALIYEED
21/11/2024

HAMBALYO DHAMAAN MACALIMIINTA SOOMAALIYEED

Waxaa Maanta noo qabsoomay Xaflada Maalinka Macalinka Soomaaliyeed kuna astaysan 21 NOVEMEBER Taas oo lagu muujiyay Maam...
20/11/2024

Waxaa Maanta noo qabsoomay Xaflada Maalinka Macalinka Soomaaliyeed kuna astaysan 21 NOVEMEBER Taas oo lagu muujiyay Maamuuska iyo Milgaha Macalimiinta Soomaaliyeed.

HAMBALYO Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed.

07/09/2024

Maanta iyo Daahfurka Sanad Dugsiyeedkii Cusub ee 2024/2025

Dhamaan ardaydeena waxaan u Rajaynaynaa inay u noqoto Sanad ay ku aflaxaan aqoon iyo cilmina kororsadaan.

عيد الفطري المبارك.تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
09/04/2024

عيد الفطري المبارك.

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

Maamulka, macalimiinta iyo Ardaydayda dugsiga Jabuuti Primary & Secondary School  waxay ka tacsiyeenayaan Geeridii Naxdi...
06/04/2024

Maamulka, macalimiinta iyo Ardaydayda dugsiga Jabuuti Primary & Secondary School waxay ka tacsiyeenayaan Geeridii Naxdinta iyo muruguada badneed ku timid Ustaad Cabdi shakuur shiikh Cali maye oo ka mid ahaa Barayaashii ugu muhiimsanaa uguna qibrada badnaa.

Alaha u naxariisto kitaabkiisana Midigta haka siiyo.

Waxaa si Habsami leh u socda Tartan Aqooneedka Iskuulka kaas oo ay ardayda ku so bandhigayaan kartida iyo aqoontooda lag...
20/03/2024

Waxaa si Habsami leh u socda Tartan Aqooneedka Iskuulka kaas oo ay ardayda ku so bandhigayaan kartida iyo aqoontooda laguna kala Faa'daysanayo.

Howl-Maalmeedka shaqo iyo Bandhigii Ardaydeena.
20/03/2024

Howl-Maalmeedka shaqo iyo Bandhigii Ardaydeena.

Address

B/Xubey
Mogadishu
12345

Telephone

+252617670490

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jabuuti Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share